Nairobi (Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab, kadib War rasmi ah oo ka soo baxay maanta. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa sheegtay inay shacabka iyo maamullada gobollada waqooyiga ee dalka Kenya ay ku heshiiyeen iskaashi buuxa oo looga hortagaayo weerarrada argagixiso...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Khasaare xooggan oo uu gaystay dagaal beeleed ka dhacay Mudug
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Laba maleeshiyo beeleed ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha dalka. Waxa la sheegay in dagaal beeleedkan uu gaystay , khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen dadka deegaanka. Labada beelood ayaa ku dagaallamay dhulka ku magac dheer Golol gaar ahaanna miyiga u dhexeeya...
Xasan Sheekh & Erdogan oo wada- hadal gaar ah yeeshay
Ankara (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaasadeed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoyeen doorashooyinka dalkaas, waxa uuna soo bandhigay...
Natiijada doorashada Golaha Deegaanka Puntland oo la shaaciyay
Garowe (Raxanreeb )Guddiga doorashada maamul goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay natiijada doorashada Golaha deegaanka ee ay ku tartamayeen xisbiyada ee la qabtay 24-kii Bishii May. Natiijada la soo bandhigay ayaa muujinaysa inuu ku horeeyo doorashada xisbiga Kaah oo helay 286 kursi oo u dhiganta 37 % waxa kaalinta labaad galay xisbi siyaasdadeedka Mideeyo kaas oo...
Golaha Shacabka : Fadeexo Dowladda Xasan kala kulantay muddo kororsiga
Muqdisho (Raxanreeb ) Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo xildhibaanada golaha shacabka uga doodayaan wax ka badal lagu sameynayo daatuurka dalka. Xildhibaanada ayaa si weyn uga hadlay mooshinkan oo soo billowday bishii Febraayo sanadkan, kaas oo loo xil-saaray guddi uu horkacayo xildhibaan Mahadi Guuleed. Qaar kamid ah...
Sarkaal la shaqaynayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la qarxiyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Xogheynta Ergeyga arimaha bani’aadanimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay Qarax gaariga loogu xiray Axmed Garaar Cabdulaahi oo ah Xogheynta xafiiska CCW ayaa la sheegay xiliga uu qaraxa dhacayay in uu ku sugnaa wadada Dabka. Axmed ayaa qaraxa waxaa kasoo gaaray dhaawac, iyadoo la geeyay mid kamid Isbitaallada magaalada Muqdisho, Xildhibaan Cabdiraxmaan...
U.S. strike kills three al-Shabab fighters in Somalia
The United States conducted an airstrike on al-Shabab militants in Somalia, killing three al-Shabaab terrorists in the Lower Jubba region, the U.S. Africa Command said on Friday. The U.S. military forces on Thursday “conducted a collective self-defence strike” in support of the Somalia National Army forces in the Wayanta area, located approximately 60 km southwest...
Did Puntland Hold Legitimate Election?
Garowe (Raxanreeb ) Puntland is in the northeastern part of Somalia. According to the BBC country profile, the population is 4.9 million, about 212,510 sq km. The region held a local election in which more than 300,000 people cast votes for their choice of party and representatives. In addition, most major cities in Puntland held...
WARCUSUB : Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA
Raxanreeb (Mandheera ) Wararka aan ka helayno magaalada Madheera ee Waqooyi bari Kenya Ologna la ah Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaaro badan dhaliyay. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in weerarkan magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya ay fuliyeen kooxda Al- Shabaab . Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa...
Hamse & Mahad Gedo waxba kama taraan xogta NISA ee duulimaadka + Khilaafka
Muqdisho ( Raxanreeb ) Duulimaadka diyaaradaha Degmooyinka GEDO ayaa dhawr maalin hakad uu ku jiraa taas oo saameysay dadka ku nool deegaanka gobolkaas . Maamulka gobolka Gedo ayaa amar gabi – ahaanba diiday in wax diyaarad ah ka soo degaan degmooyinka sabab la xiriirta xafiiska Hamse Cabdi Barre oo ka wakiil ah Xasan Sheekh uu...









