Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Safarka MW Xasan  ee Galmudug : Dhoolatus dagaal ama isbedel ciidan ?.
Post

Safarka MW Xasan  ee Galmudug : Dhoolatus dagaal ama isbedel ciidan ?.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale dib ugu laabtay deegaanada maamulka Galmudug ka dib markii uu hakad galay dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa la sheegay in ujeedka ugu wayn ee Galgaduud ay tahay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dagaalka  , ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Saraakiisha  Ciidanka...

Dr Bilaal ” Aadan Madoobe wuu qiyaamay Digil & Mirifle “
Post

Dr Bilaal ” Aadan Madoobe wuu qiyaamay Digil & Mirifle “

Muqdisho (Raxanreeb )- Dr Mohamed Ibraahim Bilaal oo ka mid ah siyaasiinta KGS ayaa shaaca ka qaaday caawa in Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe uu qiyaanay dadka & Dadka Soomaaliyeed . Waxa uu sheegay Dr Bilaal inuu lumiyay Aadan Madoobe qoondadii Digil & Mirifle ay ku lahaayeen awood qaybsiga dalka , maadama uu si qiyaano...

PUNTLAND : Kuma jirno dhamaan Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.
Post

PUNTLAND : Kuma jirno dhamaan Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan ka mid ahayn Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliay ee uu hoggaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud. War ka soo baxay Puntland ayaa lagu diiday  gabi ahaanba wax ka bedelka Dastuurka ee ay meelmariyeen Barlamaanka Soomaaliya kaas oo wali muran xooggan uu ka taagan yahay. Puntland waxay...

‘’MW Xasan wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan”
Post

‘’MW Xasan wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan”

Muqdisho (Raxanreeb )- Madax hore iyo siyaasiin ayaa sheegay in madaxwaynaha Soomaaliya uu dalka u horseeday qalaalase iyo jid ay adag tahay in laga soo laabto maadama uu qaaday talaabo kala gayn karta shacabka Soomaaliyeed. Qoraal si wada jir ah ay u soo saareen Ra’iisulwasaariyaashii hore  Xasan Khayre, Cumar Cabdi rashiid iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi...

Moalimuu ‘’Durbaankii la xado, meel lagu garaaco ayuu rabaa ‘’.
Post

Moalimuu ‘’Durbaankii la xado, meel lagu garaaco ayuu rabaa ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maclimuu ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ayaa dhaliilay habka loo meelmariyay afar cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah. War uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka ay ahaayeen kuwa kala dhantaalaya ummadda Soomaaliyeed Waxa uu xildhibaanku ku  yiri...

Barlamaanka oo meel mariyay cutubyada lagu muransan yahay ee Dastuurka.
Post

Barlamaanka oo meel mariyay cutubyada lagu muransan yahay ee Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada  Barlamaanka labadiisa aqal ayaa maanta oo sabti ah meelmariyay afar cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah ee dalka kaas oo muran badan uu ka taagan yahay. Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulankan ayaa ku dhowaaqay sida ay u dhacday riseynta afarta cutub, waxaana ogolaaday dhammaan xildhibaana xaadiray. Guddoomiyaha golaha...

Human Rights Watch :  Wax ka bedelka Dastuurka waa halis ee hala joojiyo.
Post

Human Rights Watch :  Wax ka bedelka Dastuurka waa halis ee hala joojiyo.

Nairobi (Nairobi ) –Haweeneyda madaxa ugu ah Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch dhinaca Geeska Afrika Laetitia Bader ayaa sheegtay in qabyo-tirka lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka Kumeel-gaarka ah lagu wiiqay xuquuqda Carruurta gaar ahaan Gabdhaha. Wax ka bedelka dastuurta ayaa waxaa ka soo horjeestay Madaxweynayaal iyo Ra’isul Wasaarayaal hore, oo...

FAHAD Yasiin ‘’ Qorshaha Dastuurka waxaa riixaya Imaaraadka ‘’.
Post

FAHAD Yasiin ‘’ Qorshaha Dastuurka waxaa riixaya Imaaraadka ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )-Sheekada ah dastuur ayaa la dhammeystirayaa oo kumeel gaarka ayuu ka baxayaa waa mid aan bislayn waayo dastuurkan wax kasta oo laga baddalo wuxuu wali ahaanayaa kumeel gaar ilaa laga helo afti dadwayne oo uu ku noqdo mid rasmi ah. Sidoo kale, inta ay Somaliland maqantahay oo dalkuna uu kala qoqoban yahay dastuurku...

BERI SABTI ah maxaa ka dhici doona Barlamaanka –dood adag oo taagan ?.
Post

BERI SABTI ah maxaa ka dhici doona Barlamaanka –dood adag oo taagan ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Barlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa maalinta beri oo sabti ah ku balansan fadhi aan caadi ahayn oo ay ku meelmariyaan 4 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah. Cutubyadan ayaa ahaa kuwo maalintii Khamiis ah loo qaybiyay mudanayaasha Barlamaanka si ay u akhristaan ka dibna maalinta sabtiga ah codka kalsoonida loogu...