Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Al-Shabaab’s suicide bombings and raid on military base near Kismayo

Jubbaland security officials have disclosed harrowing details of an audacious assault by Al-Shabaab militants on a military base located just outside Kismayo city on Thursday. New details of the militant attack emerge. The attack, which occurred on Thursday morning, involved the detonation of two explosive-laden vehicles followed by a direct storming of the base. Despite...

Dowladda Soomaaliya oo saraakiil muhiim ah  looga laayay  Sh. Hoose.
Post

Dowladda Soomaaliya oo saraakiil muhiim ah  looga laayay  Sh. Hoose.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku  bilowday qaraxyo ku qaaday ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellada Hoose. Dagaalkan waxa la sheegay  in muddo saacada ah halkaas uu ka socday  isla markaana sababay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo  kala gaaray labada dhinac. Deegaanka...

Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.
Post

Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in isbedel ay ku samayso saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed si loo dar dar galiyo amniga guud ahaan dalka. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka fakaraya in uu dib u soo celiyo xubno hore ugu tirsanaa ciidanka xoogga dalka hase ahaatee meesha ay ka baxeen markii uu xilka uu wareejiyay...

XAALADDA GUUD : Beledwayne wali ma degana .
Post

XAALADDA GUUD : Beledwayne wali ma degana .

Beledwayne (Raxanreeb ) –Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka taaga xaalada hubinti la’aan ah , taas oo ka dhalatay iska hor imaad maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas. Gudaha magaalada waxaa ka jira , afduub loo kala gaystay dadka ka mid ah kuwa deegaanka oo saamayn ku – yeelatay dagaalka ka dhacay magaalada Beledwayne....

DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .
Post

DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .

Muqdisho (Raxanreeb )- Dib u soo laabashada Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa damac galisay madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo qaaday talaabooyinka ay ku doonayeen sidii dib ay ugu soo laaban lahayeen. Qorshaha dib u soo laabashada madaxda maamul goboleedyada meelaha sida aadka ah dhaq dhaqaaqooda loogu dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Baydhabo...

Farmaajo oo gaaray Garoowe & DENI oo soo dhaweeyay.
Post

Farmaajo oo gaaray Garoowe & DENI oo soo dhaweeyay.

Garoowe (Raxanreeb )-  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku soo dhaweeyay magaalada Garoowe Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI. Safarka Madaxweyne hore Farmaajo ayaa ku soo beegmaya xili uu si ba’an uga soo horjeedo nidaamka uu ku...

Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.
Post

Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu bogaadiyey guulaha ciidamada amniga iyo kuwa...

Farmaajo & DENI oo shir ku yeelanaya magaalada Garoowe ee Puntland.
Post

Farmaajo & DENI oo shir ku yeelanaya magaalada Garoowe ee Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa  magaalada Garoowe ee Puntland kula  kulmaya Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni. Ujeedka ugu way nee Farmaajo ee Puntland ayaa ah ka hadlida Dastuurka KMG ah oo qorshahiisa ay riixaysa Villa Soomaaliya taas oo keentay in ay abuurmaan isbahaysiyo kala duwan. Labada nin ayaa xilligaan...