Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa daabacay warbixin sannadeedka 2021 ee xaaladda maaliyadeed ee dawladda Soomaaliya.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Guushii lama filaanka ee Sucuudi Carabiya ay kaga badisay Argentina
Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday magaalada Lusail ee dalka Qatar, halkaasi oo uu ka socdo Koobka Kubadda Cagta ee Adduunka 2022.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Qatar
Muqdisho (Raxanreeb) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi. Danjire Al-nuceymi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda soo gaarsiyey salaan iyo farriin muujineysa ixtiraamka qarannimada iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada...
Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday xubin katirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) oo Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ka soo qabteen Dagmada Afgooye 13-kii Bishii Juun ee Sanadkaan, isaga oo Al-Shabaab u qabilsanaa Qeybta Qaraxyada.
Musharrax u tartamay inuu kamid noqdo Golaha Shacabka oo lagu dilay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil kooxo hubeysan ay degmada Dharkeenley ugu geysteen mid kamid ah musharraxiintii Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka Soomaaliya
Maxay tahay shuruudaha cusub ee ay la imaadeen TPLF
Hoggaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo ammaankooda
Somaliland oo ansixisay Xibsiga talo wadaaga
Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay dacwad ka dhan ah guddiga diiraan gelinta ururada iyo axsaabta qaran.
Kenya oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya
Ciidamada Kenya ee ku hoos shaqeeya howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sii joogi doona Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Kenya
Maxamed Waare oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka Al-Shabaab
Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, oo bogaadiyay guulaha ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaankuba ka gaarayaan gulufka maleeshiyada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada HirShabelle, ayaa dhanka kale sheegay inay ka shaqayn doonaan, sidii dhallinyada la marin habaabiyay ay noloshooda u badbaadin lahaayeen
DF oo sheegtay howlgallo ay sameeyeen in ay ku dileen Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalllo ay ka sameeyeen deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan degmada xudur ee gobolka Bakool ay ku dileen halkaasi 2 katirsan Ururka Al-Shabaab
