Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Post

Aabbe iyo Wiilkiisa oo lagu dilay Galgaduud

Wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay malleeshiyaad hubeysan ay dil arxan darro ahaa ka geysteen qaybo ka mid ah deegaanka Dhisaq Shurufle oo ka tirsan gobolkaasi

Post

DF oo war kasoo saartay Imaam lagu dilay Muwdisho

Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo ahaa Imaamka iyo Khadiibka masjidka Dabaqaynka, ee degmada Dharkeenley ee Muqdisho

Post

Ruushka oo ciidamadiisa kala baxay magaalo istiraatiiji ah

Moscow ayaa amar ku bixisay in ciidamadeedu ka baxaan meel u dhow magaalada istaraatiijiga ah ee koofurta Ukraine ee Kherson, taasoo ku timid guuldarro soo gaartay, iyadoo Jeneraalka ugu sarreeya ciidamada Mareykanka uu ku qiyaasay in khasaaraha Ruushka ee dhimasho iyo dhaawac uu ka badan yahay 100,000 oo tan iyo markii uu deriskooda weeraray bishii Febraayo.

Post

Xasan Sheekh oo kala diray guddiga dhaqaalaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa is-bedel ku sameeyay golaha dhaqaalaha Qaranka, isaga oo sidoo kale kala diray xubnihii hore ee golahan oo isugu jiray shan xubnood oo Soomaali ah iyo afar xubnood oo aan Soomaali ahayn, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada