Beydhabo (Raxanreeb online) – Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo waxaana ay la eegteen fariisimo muhiim u ah Ciidamada Milatariga Soomaaliya Weerarka oo ku bilowday madaafiic ayaa sababay iska horimaad dhex maray ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ee fariisinka ku leh garoonka. Dadka deegaanka...
Author: mowliid A (mowliid A)
Wasiirka Ganacsiga dowladda Somaliya oo ku baaqay in ay sifeeyaan Xildhibannada taageeray Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanno katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo shalay warbaahinta kula hadlay albaabka xarunta golaha shacabka, ayaa taageero iyo garab istaag weyn u muujiyay ciidamada xabashida Itoobiya ee ku sugan qeybo kamid ah gobolada dalka. Sidoo kale, Xildhibaannadan oo kasoo jeeda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed , ayaa sheegay in ciidamada...
Askar katirsan Isra’iil oo diiday in ay dib ugu laabtaan dagaalka ka socda Gaza.
Gaza (Raxanreeb online) – 20 Askari oo ka tirsan ciidanka Israa’iil ayaa diidday inay dib ugu laabtaan dagaalka Qasa, sababo la xiriira xaaladda ay kala kulmayaan dagaalka. Sidoo kale, Israa’iil ayaa ku qasbaysa inay dagaalka dib ugu laabtaan maxkamad militari ayaana ku wargelisay inay wajihi doonaan ciqaab haddii aysan amarka u hoggaansamin oo aysan dagaalka...
Dowladda Liibiya oo shabakad magafayaal ah waddankeeda kasoo masaafurisay.
Liibiya (Raxanreeb online) – Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburisay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku sheegay, xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Liibiya. Sidoo kale, ciidamada ayaa xiray mid ka mid ah hoggaamiyayaasha...
Maxaa Itoobiya uga baxay isbahaysiga Masar iyo Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Isbaheysiga Milatari ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar ayaa ka socda Geeska Afrika ee taagta daran, taas oo Itoobiya si gaar ah uga careysiisay – waxaana jira walaac laga qabo in burburka uu noqdo mid ka badan dagaal afka ah. Xiisadda ayaa sare u kacday toddobaadkan markii ay magaalada Muqdisho ee...
Jabuuti oo 100% siinaysa Itoobiya inay maamusho dekedda Tadjoura oo ay u soo jeediso hindise diblomaasiyadeed.
Jabuuti (Raxanreeb onlin) – Jabuuti ayaa soo jeedisay in Itoobiya si buuxda u maamusho dekedda Tadjoura oo ku taal meel 100 KM u jirta xadka Itoobiya. Hadalkan waxaa ku dhawaaqay wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf mar uu wareysi siiyay BBC-da. Soo jeedintan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay cirka isku sii shareereyso khilaafka...
Wariyaasha muqdisho oo laga hor istaagaay in ay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay suuqii tabeelaha sheikh ibraahim.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adaha aminiga soomaaliya ayaa saxaafada ka hor istaagay in ay soo tabiyaan qasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay suuqa tabeelaha sheikh ibraahim iyo dabkii ka dhashay oo aan weli damintiisa an lagu guuleysanin. Ciidamo isu kugu jira nisa iyo kuwa booliska soomaaliya ayaa wariyaal wax ka duubayey ka tir tiray muuqaaladii...
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan isu soo bax Jimcihii ka dhacay magaalada Xudur.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soo horjeestay banaan bax shalay ka dhacay Itoobiya oo lagu doonayay in lagu taageero dal ku xad-gudbay Qaranimada Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saareen mudanayaashan ayaa waxa ay uga digeen in...
DEG DEG: Dagaal udhexeeyo ciidank Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne oo ka socda deegaanka Kabherik
Yaaqbiriweyne (Raxanreeb online) faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare kala duwan geystay oo hadda ka socda aagga Kabherik ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sidoo wararka ayaa intasi ku daraya in dagaal uu udhexeeyo ciidanka ka amarqaata maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne ee looyaqaano Duufaanta Sheekh xasan Barsane. Dhanka kale, khasaaraha rasmiga ah...
Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaraayo qaar kamid ah Wasiiradda maamulka Isra’iil
New York (Raxanreeb online) – Midowga Yurub ayaa ka baaraandegaya qorshe la doonayo in cunaqabateyn lagu saaro wasiirro katirsan maamulka Israa’iil, kuwaa oo lagu eedeenayo in qeyb weyn ka yihiin dagaalka ka socda Gaza iyo in ay ku kaceyn falal xadgudubyo ah. Sidoo kale, madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa shaaciyay...