Category: Warar

Home » Warar » Page 151
Madaxda dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia, iyo Uganda oo qorsheynaya inay yeeshaan kulan looga hadlayo xiisadaha Geeska Afrika.
Post

Madaxda dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia, iyo Uganda oo qorsheynaya inay yeeshaan kulan looga hadlayo xiisadaha Geeska Afrika.

Muqdisho (Raxanreeb online) Hogaamiyayaasha dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia, iyo Uganda ayaa qorsheynaya inay yeeshaan kulan heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo xiisadaha ka taagan Geeska Afrika, sida uu sheegay Madaxweynaha Kenya William Ruto, xilli uu socday Shir Madaxeedka 24-aad ee Madaxda dalalka Bariga Afrika ee EAC. Gobolka oo lagu qabtay Arusha, Tanzania. Madaxweyne Ruto ayaa carrabka...

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Adkeeyay Amniga Magaalada Baydhabo
Post

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Adkeeyay Amniga Magaalada Baydhabo

Beydhabo (Raxanreeb online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xoojiyey ciidamada ammaanka ee ku sugan magaalada Beydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulkaasi, si ay uga hortagaan qataraha soo kordhay ee kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab. Kooxdan hubeysan ayaa muddooyinkii dambe weeraro hoobiyayaal ah la beegsaday goobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Garoonka Shaati-Gaduud, Madaxtooyada...

WFP oo joojisay gargaarkii ay ka waday SSC-Khaatumo ka dib markii ay bililiqo ku keentay hawlihii gargaarka.
Post

WFP oo joojisay gargaarkii ay ka waday SSC-Khaatumo ka dib markii ay bililiqo ku keentay hawlihii gargaarka.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa qaaday tallaabo aan caadi ahayn oo ay ku joojinayso dhammaan hawlihii samafalka ahaa ee ay ka waday gobollada SSC-Khaatumo ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay sii kordhayso falalka ammaan-darro iyo bililiqo loo geysanayo raashin gargaar ah oo loogu talo-galay dadka dhibaataysan ee ku nool gobolladaas. Talaabadan...

Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dil ka dhacay Hargeysa.
Post

Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dil ka dhacay Hargeysa.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Booliiska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay wiil 24-jir ah oo lagu eedeeyay inuu Toorey ku dilay wiil 37-jir ah, kaddib weerar arxan-darro ah oo duhurnimadii Khamiista ka dhacay xaafadda Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa. Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Baashe Faarax, ayaa la sheegay inuu tooreey ku dilay Khadar Xaashi...

Al-Shabaab oo Muqdisho laba bilood gudahood ku dishay 37 qof ka dib markii dowladda amartay xirashada CCTVyada.
Post

Al-Shabaab oo Muqdisho laba bilood gudahood ku dishay 37 qof ka dib markii dowladda amartay xirashada CCTVyada.

 Muqdisho )Raxanreeb online) – Al-shabaab ayaa sii kordhisay weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, iyagoo beegsanaya goobaha ganacsiga iyo shaqsiyaadka u hoggaansamaya amarka dowladda Soomaaliya ee ah in lagu rakibo Kaamirooyinka CCTV-ga. Waajibaadka, oo qayb ka ah hindise ballaaran oo amniga magaalooyinka ah, ayaa ka kiciyey gacan ka hadal...

Puntland oo ciidamo ku daabuleysa magaalada Boosaaso + Sababta
Post

Puntland oo ciidamo ku daabuleysa magaalada Boosaaso + Sababta

Garoowe (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan oo ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaalada Boosaaso ee xarunta Puntland, halkaas oo la’isugu geeyay ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa maamulkaasi. Sidoo kale, maamulka Puntland ayaa ciidamo ka tirsan kuwa difaaca ee maamulkaasi oo wata gaadiidka dagaalka ku daabushay...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed shalay ka dhacay xadka gobolada Hiiraan & Shabeellaha dhexe
Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed shalay ka dhacay xadka gobolada Hiiraan & Shabeellaha dhexe

Jowhar (Raxanreeb online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo shalay ka dhacay xuduuda ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, kaas oo u dhexeeyay labada maleeshiyo beeleed oo daga halkaasi. Sidoo kale, dagaalkan oo qaatay saacado soona gaaray gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Ceeldheere...

Maxkamad ku taal Shiinaha oo 7 sano oo xarig ah ku xukuntay wariye lagu eedeeyay basaasnimo.
Post

Maxkamad ku taal Shiinaha oo 7 sano oo xarig ah ku xukuntay wariye lagu eedeeyay basaasnimo.

Beinjing (Raxanreeb online) – Maxkamad ku taal magaalada Beijing ayaa  toddobo sano oo xarig ah ku xukuntay weriyaha warbaahinta dowladda Shiinaha Dong Yuyu, kaddib markii lagu eedeeyay basaasnimo, qoyskiisa ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, iyagoo xukunka ku tilmaamay cadaalad darro weyn. Booliiska caasimadda Shiinaha ayaa xiray 62-sano jir tifaftirihii hore ee Guangming Daily...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya oo Qaahira kula kulmay Hoggaamiyaha Jaamacadda Carabta.
Post

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya oo Qaahira kula kulmay Hoggaamiyaha Jaamacadda Carabta.

Qaahira (Raxanreeb online) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya Danjire Ilyaas ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit intii uu socday Shirka 40-aad ee Wasiirada Cadaaladda Carabta ee ka socda Magaalada Qaahira. Ilyaas ayaa uga warbixiyey Aboul Gheit horumaradii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, isagoo dhanka kale tilmaamay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania.

Tanzania (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya xuska 25 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Dalladda Bulshada Bariga Afrika & shirar kale oo muhiim ah ayaa gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania. Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Tanzania iyo Wafdi kale oo ka socda...