Category: Warar

Home » Warar » Page 293
MUQDISHO : Xildhibaan lagu dilay & Shabaab oo sheegtay.
Post

MUQDISHO : Xildhibaan lagu dilay & Shabaab oo sheegtay.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Koox hubaysan degmada Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa  ay ku dileen xildhibaan  hore ee heer maamul goboleed  sida ay sheegeen , qaar ka  mid ah dad goobjoogayaal ah. Xildhibaankan  lagu dilay  Shibis ayaa ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaana kooxda dilka fulisay ay isaga baxsadeen goobta. Sida ay sheegayaan...

GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.
Post

GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.

Muqdisho (Raxanreeb )-Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood noqdeen kuwa ku shaqeeya laaluush kana fogaada cadaalada. Cadaalada darrada waa waxa ugu...

FADEEXO : Wasaaradda Gaandhigga oo qirtay in la lunsaday saadka ciidanka.
Post

FADEEXO : Wasaaradda Gaandhigga oo qirtay in la lunsaday saadka ciidanka.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la leexsaday raashiin iyo agab kale oo loogu talagalay Ciidamada gaarka u tababaran ee Danab oo uu taakuleeyo Mareykanka. Sido kale waxey xuseen in shaqo ka joojinta iyo xabsiga lagu hayo saraakiil ka tirsan Danab si loola xisaabtamo, sida ay ka sheegeen kulan dhawaan ku...

RW Xamse  ‘’ Shir laguma qaban karo meel kabaxsan dalka’’.
Post

RW Xamse  ‘’ Shir laguma qaban karo meel kabaxsan dalka’’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda. Golaha Wasiiradda ayaa warbixin ku saabsan xaaladda goballada dalka, waxa ay dhageysteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

50,000 oo qof oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Waqooyiga Ethiopia.
Post

50,000 oo qof oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Waqooyiga Ethiopia.

Adis Ababa (Raxanreeb )- In ka badan 50,000 oo ruux ayaa ku barakacay isku dhacyada ka jira woqooyiga dalka Ethiopia, waxa ayna beesha caalamka ka muuujineysaa walaac xoogan oo ku saabsan rabshadaha ay qeybta ka yihiin dagaalada u dhaxeeya ciidanka iyo dagaal yahano ka soo jeedo gabalada dalkaas. “Xaalada beni’aadinimo oo aad u daran ayaa...

WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.
Post

WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee  kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa  mabaadi’da dastuureed ee hagaysa hannaanka wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada  si loo dardargeliyo fulinta ajendayaasha qaran oo ay ugu horreeyaan adkaynta amniga dalka, dhammaystirka Dastuurka Dalka oo...