Category: Warar

Home » Warar » Page 294
WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.
Post

WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee  kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa  mabaadi’da dastuureed ee hagaysa hannaanka wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada  si loo dardargeliyo fulinta ajendayaasha qaran oo ay ugu horreeyaan adkaynta amniga dalka, dhammaystirka Dastuurka Dalka oo...

Nabadoon diiday in Puntland ka madaxbanaanto Federaalka oo soo qabasho loo jaray
Post

Nabadoon diiday in Puntland ka madaxbanaanto Federaalka oo soo qabasho loo jaray

Boosaaso (Raxanreeb )- Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa waaran xarig ah u jartay Nabadoon Cabdiqaadir Xarago iyo 3 nabadoon oo kale kuwaas oo lagu eedeeyay qodobada 454-451, 164-168 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa lagu amray in uu soo xiro odayaasha, sidoo kalena la horkeeno maxkamada. Nabadoon Xarago...

TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .
Post

TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .

Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iney kamid noqoto wadama markabka Turkigu marayo ayaa kamid ahayd heshiiskii Turkiga iyo Soomaaliya. Balse, Markabka hawshiisu waa xus taariikeed u dhexeeya Japan iyo Turkey.” Is-maan-dhaafku Xagee Ka Jiraa? 1. Turkey waxay cadeysay in markabku ku socdo Japan, ayadoo laxusayo qarnigii ka soo wareegay bilowgii xiriirka caalamiga ee labada dal. Waana...

Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.
Post

Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa waraysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inaysan jirin wax ay kala socdeen qorshaha Madaxweyne Biixi uu ku saxiixay heshiiskii uu la galay Itoobiya , isagoo markaa caddeeyay inay Somaliland iyadu u madax bannaantahay go’aamadeeda, wuxuuna intaa ku daray  ;  “ Waxaan ku kari waynay Madaxweyne...

HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.
Post

HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.

Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda  ayaa  ku dhawaaqday  toddobaadka koowaad ee bisha Maarso inay Soomaaliya la galayso heshiis rasmi ah oo la xiriira arrimaha qaadka , si loo xaqiijiyo faa’iido dhaqaale, loona abuuro hanaan sharci oo ganacsiga qaadku ku shaqeeyo. Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya, Mithika Linturi oo arrintan shaaciyay, wuxuu intaa ku daray ...

DIGNIIN  & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.
Post

DIGNIIN  & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh oo ku saabsan suurtagalnimada dhibaatooyin ka dhalan kara roobka xilliga gu’a ee ka curtay meelo badan oo dalka , iyadoo ay soo baxyaan cabsi roobka laga qabo in dhibaatooyin uu gaysto. Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino...