Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa war ka soo saartay weerar badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay kooxda Al-shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalamayaasha kooxda ay weerareen goob ay ku caween jireen masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya Kooxda Al- Shabaab...
Dowladda Uganda oo digniin u dirtay ciidankeeda jooga Soomaaliya
Kampala (Raxanreeb ) Dowladda Uganda ayaa u sheegtay ciidankeeda ku sugan Soomaaliya looga baahan yahay in la yimadaan farsamo cusub oo ay ku jabinayaan kooxda Al- Shabaab maalmo uun ka dib markii weerar lagu qaaday xarunta Ciidanka Uganda ee Buulamareer. La taliye sare oo mid ah xafiiska Madaxwaynaha Uganda ayaa warbaahinta dalkaas u sheegay in...
DFS ”Waa soo afjarnay weerarkii Al- Shabaab ay ku qaadeen Liido ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday magaayadda Pearl Beach ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay weerareen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab. Sidoo kale dowladdu waxa ay sheegtay in la soo badbaadiyay shacab badan oo ku go’doomay gudaha maqaayadda intii uu socday howlgalka samatabixinta...
Wararkii ugu danbeeyay weerar ismaadin iyo toos oo lagu qaaday hotel ku yaalla xeebta Liido
Weerar ku billowday qaraxyo ayaa caawa lagu qaaday Hotel ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayada oo la maqlay dhowr qarax oo is-xigxigay iyo rasaas xooggan, kadibna waxaa gudaha hotelka galay dagaalyahano hubeysan.
Waa maxay sababta Donald Trump haatan dacwad looggu soo oogayo ?
Khubarada cilmi-nafsiga ah, ayaa sheegay in haatan ay gabo gabo ku dhowdahay baaritaanka uu ku sameynayo Donald Trump, baaraha gaarka ah ee Jack Smith, ee ku aaddan qaabkii uu madaxweynihii hore ee Mareykakna, Donald Trump, u maamulay dukumentiyada sirta ah.
Maxay sameynayaan Taliban oo aanay samayn Reer Galbeedka?
Cabdul ayaa waxa uu haystaa qori AK-47 ah oo cusub, wuxuuna u suran yahay garabka bidix, halka gacanta midigna uu ku haysto ul weyn, taasoo uu isku dheellitirayo, isaga oo si adag ugu garaacaya cirifyada geedaha maandooriya Poppy-ga.
Ciidamada DF iyo Malleeshiyada Macawiisleyda oo qabsaday deegaanka Geerille
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa ‘AS’ Ka qabsaday deegaanka Geerille oo u dhaxeysa Magaalooyinka Ceeldheer & Cowsweyne ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug.
USAID oo joojisay cunnada ay siin jirtay Itoobiya.
Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Mareykanka ee loosoo gaabiyo USAID ayaa joojisay kaalmadii cunnada ahayd ee ay siin jirtay Dalka Itoobiya kaddib markii ay ku doodday in arrimo kale loo adeegsado.
2000 oo ATMIS oo June dalka laga saarayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaaban doonto qorshaha ciidanka ATMIS ay uga baxayaan dalka. Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi loo bilaabayo sidii ciidanka Soomaaliya amniga ay ula wareegi lahaayeen . Wasaaradda ayaa shaacisay in 2000 oo kamid ah ciidamada ATMIS ee ku sugan gudaha dalka, laga...
Caanood ” Dowladda way ka waysay garab istaag kooxaha deegaanka si howlgalada u socdaan “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Markii uu soo baxay in khilaaf jira uu u hakaday dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee Dowladda ay wado ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan hakadk ku yimid howlgalka. Afhayeen u hadlay Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in dagaalka Al- Shabaab iyo dadka deegaanka uu khasaare...







