Category: Warar

Home » Warar » Page 8
Israa’iil oo ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland
Post

Israa’iil oo ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland

Hargeysa (Raxanreeb) Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa maanta ku dhawaaqay in Jamhuuriyadda Somaliland ay si rasmi ah u aqoonsatay dal madax-bannaan oo madax-bannaan. Ra’iisul Wasaare Netanyahu, Wasiirka Arrimaha Dibadda Saacid, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kala saxiixday baaq wadajir ah oo labada dhinac ah. Bayaankani waxa uu ku socdaa iyada la tixraacayo heshiiskii Abraham, ee lagu...

RW Xamsa oo kormeer ku tagay goobo ay ka socoto doorashada golaha deegaanka
Post

RW Xamsa oo kormeer ku tagay goobo ay ka socoto doorashada golaha deegaanka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay goobo ay ka socoto cod-bixinta doorashada goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo saaka ay bulshada ku nool caasimaddu si weyn ugu dareereen xarumaha cod-bixinta. Ra’iisul Wasaaraha, oo booqday goobo ku yaalla degmooyinka Shangaani, Boondheere iyo Xamar-Jajab, ayaa dul-istaagay habsami-u-socodka doorashada, amniga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay baaqna diray
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay baaqna diray

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Qamar Cali Cumar ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Seejada Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo ay ka socotay doorashada tooska ah ee Goleyaasha Deegaanka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha iyo Marwada Koowaad ayaa goobta kula kulmay boqolaal muwaadiniin ah oo codkooda dhiibanayey, iyaga oo...

Shacabka Muqdisho oo 57 kaddib saakay u dareeray doorasho Qof iyo Cod
Post

Shacabka Muqdisho oo 57 kaddib saakay u dareeray doorasho Qof iyo Cod

Muqdisho (Raxanreeb Online) Saakay magaalada Muqdisho, waxey ku waabariisatay waji cusub oo ku aadan sidii hore, kaddib markii saakay shacabka Muqdisho u dareereen doorashada golayaasha deegaanka oo 57 kaddib ka dhaceyso Muqdisho. Muqdisho waa bandowa Waxaa gabi ahaan xiran waddooyinka waa weyn ee magaalada, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada, halka dekadda Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha ay...

Weerar dad badan lagu dilay oo ka dhacay dalka Itoobiya
Post

Weerar dad badan lagu dilay oo ka dhacay dalka Itoobiya

Itoobiya ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay saakay weerar culus ka geysteen degaanka Gambella ee dalkaasi. Kooxaha hubeysan ayaa weerarka ku qaaday xerada Qaxootiga ee Tharpam, waxaana goobta ay ku dileen tiro ka badan 10 qof oo shacab ah, iyada oo sidokale la gubay Guryaha Qaxootiga...

Muqdisho iyo diyaargarowga doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir
Post

Muqdisho iyo diyaargarowga doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, ayaa saakay ka socota magaalada Muqdisho, waxaana si aad ah goobaha codbixinta laga dareemaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada berri oo Khaamiista dhaceysa. Ururada siyaasadeed ee ka qeyb galaya doorashada, ayaa dhankooda wada ololahooda ku aadan doorashada, iyaga oo bulshada ugu...

Ukraine oo laga qabsaday magaalo hor leh oo aad loogu dagaalamay
Post

Ukraine oo laga qabsaday magaalo hor leh oo aad loogu dagaalamay

Ukraine ( Raxanreeb Online) Ciidamada Ukraine ayaa isaga baxay bariga magaalada Siversk ee ay xiisaddu ka taagan tahay, iyadoo Ruushku uu sii wado joogteynta duulaankiisa – walow uu si gaabis ah u socdo. Milateriga Ukraine ayaa sheegay Talaadadii inay u baxeen “si loo ilaaliyo nolosha askarteena iyo awoodda dagaalka ee cutubyada”, iyagoo intaa ku daray...

Sidee ayuu u dhintay taliyihii ciidanka Libiiya ?
Post

Sidee ayuu u dhintay taliyihii ciidanka Libiiya ?

Ankara ( Raxanreeb Online) Janaraal Maxamed Cali Axmed al-Xaddaad iyo afar qof oo kale ayaa saarnaa diyaarad nooceedu ahaa Falcon 50 oo ka duushay caasimadda Turkiga ee Ankara fiidnimadii xalay ee Talaadada. Qoraal uu soo dhigay barta X, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga Cali Yerlikaya ayaa uu ku sheegay in signalladii diyaaraddaas la waayay ku...

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay Miisaaniyadda dowladda ee 2026
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay Miisaaniyadda dowladda ee 2026

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah. Kulanka wadajirka ah ayaa waxaa si shir guddoominayay labada guddoonka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana soo xaadiray 179 mudane oo katirsan labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya. Fadhiga maanta ee Baaralmaanka, ayaa ahaa mid xasaasi ah kaasi oo...

Askari katirsan ciidanka Puntland oo qof shacab ah ku dilay Gaalkacyo
Post

Askari katirsan ciidanka Puntland oo qof shacab ah ku dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askari katirsan ciidanka daraawiishta Puntland oo waqooyiga Gaalkacyo xalay ku diley qof shacab ah. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in wiilka la dilay uu kamid ah dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta, kaasi oo lagu magacaabi jiray Alle hau axariiste Cabdullaahi Maxamed Xasan....