Garoowe (Raxanreeb ) Maxkamada Dastuuriga ee maamul goboleedka Puntland ayaa kala dirtay xubnaha Barlamaanka maamulkaas ka dib markii muran uu ka dhashay muddo kordhintii sanadka ahayd ee ay samaysteen. Buuq badan ayaa ka dhashay ka dib markii xal laga gaaray doorashada Madaxwaynaha in Barlamaanka maamulkaas uu isku caleema saarto inuu sii joogi doono muddo sanad...
Goormee DENI uu magacabayaa Guddiga Doorashada Puntland ?
Garoowe ( Raxanreeb ) Markii dhawaan uu shaaciyay Madaxwayne Saciid Deni inuu ka tanasuulay doorasho qof & cod ah ayaa arintaas waxa soo dhaweeyay bulshada deegaanada maamulkaas. Dhinacyo badan oo aad u dhaliilsanaa habka Saciid Deni ayaa sheegay in hadalka Madaxwaynaha uu bogsiiyay boogaha jiray maadama dadka walwal ay ka qabeen in doorashadu ay sababto...
SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka goobaha ganacsiga ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Inkastoo meelo ka mid ah caasimada ay ka dhaqan gashay , hadana taas waxa ay keentay in meesha uu ka baxo ganacsiyo markii hore jiray oo ay ku tiirsanayeen...
Odayaasha SSC oo yiri ‘’ Gacanta ka taaganay wada- hadalkii DENI ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Maalmahan waxa magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya dadaalo ay hormuud ka ahaayeen Odayaasha dhaqana ee SSC Khaatumo oo ay ku doonayeen in xiisada siyaasadeed ay ku damiyaan. Kulamo saacado badan socday ayaa sababay in ugu danbeyn uu ku sood dhamaado fashil iyo is afgaran waa sida ay sheegayaan ilo xog...
DENI miyuu ogolanayaa wada hadal inuu galo ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Isimo ka socda SSC- Khaatumo ayaa wada dadaal ay ku doonayaan in ay ku xaliyaan xiisada ka dhalatay khilaafka doorasho ka dib daah ku yimid waqtigii ay ahayn in la qabto doorashooyinka. Xubno ka socda SSC- Khaatumo ayaa Aqalka Madaxtooyada , waxay kula kulmeen Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhamanayo ee Saciid Cabdullaahi...
XOG : Xildhibaano beegsan doona Aadan Madoobe & Xamse Abdi Barre
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha shacabka ee Barlamaanka Kalfadhiga 4aad waxa uu ku furay guux badan oo la xiriira mooshin is bar barsocda oo ka dhan ah Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa RBC u sheegay in mooshinada ay kala wadaan xildhibaano dhaliilsan xafiisyada Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare...
Halkuu marayaa Ololaha Xasan Sheekh ee wax ka bedelka Dastuurka ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa si xowli ah uga socda Ololaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo inuu wax kaga bedelo Dastuurka. Xildhibaano badan oo Golaha shacabka ah ayaa arintan si adag uga soo horjeestay waxaana Villa Soomaaliya ka soconaya Ololaha la xiriira in Golaha shacabka uu meel mariyo qorshe cod qarsoodi...
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo sir kashifay & culays haysta – Yaa ku lug leh ?
Garoowe (Raxanreeb ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa dib u dhigay ka doodista xeerka doorasho ee Qof iyo cod ee ay soo gudbisay xukuumadda Saciid Cabdullaaho Deni ka dib buuq badan oo arintaas ka dhalatay. Muqaal si qarsoodi looga duubay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku sheegay in inay soo waajahday xaalad Cabsi...
DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka
Garoowe (Raxanreeb ) Isimada iyo wax-garadka dhawaan ka yimid Laascaanood ee soo gaaray magaalada Garoowe ayaa wada dedaallo ay ku dhexdhexaadinayaan xubnaha mucaaradka iyo dowladda Puntland oo in muddo ah khilaaf ka dhaxeeyay. Isimadaas ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabduillaahi Deni halka lagu wado in ay la kulmaan siyaasiinta mucaaradka maamulkaas. Madaxweynaha isimada...
Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee isbedelaysa . Magaalada waxaa ku sugan xildhinaanada Barlamaanka ee ka soo jeeda deegaanada maamulkaas ka dib casuumad uu ka heleen Madaxwaynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen. Waxa sidoo kale magaalada Baydhabo gaaray Guddoomiyaha Golaha shacabka oo isagana...









