Dhuusmareeb (Raxanreeb ) – Siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada maamul goboleedka Galmudug ayaa wada isbahaysiyo ay ku doonayaan inay ku hajuumaan maamulka Galmudug. Siyaasiintan ayaa doonaysa in ay ka qayb – galaan doorasho ay sheegayaan in ay ka qabsoomi doonto magaalooyinka Galmudug. Inta badan kulamadan ayaa ka soo bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas...
Axmed Madoobe oo godkiisa ay biyo ugu galeen – XOG-CUSUB.
Muqdsho (Raxanreeb )- Magaalooyinka Nairobi iyo Adis Ababa waxa ka socda shirar ay leeyihin siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada maamul goboleedka Jubbaland. Shirarkan oo saacadihii la soo dhaafay bilowday ayaa ah mid lagu doonayo sidii siyaasiinta u hajuumi lahaayeen Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo wax ka bedel ku sameeyo Dastuurka. Siyaasiinta ka qayb galaysa shirarka...
PUNTLAND : Markab dagaal oo ku soo xirtay Bosaaso & ujeedka+ SAWIRO.
Boosaaso (Raxanreeb )- Magaalada xeebta ah ee Boosaaso waxaa ku soo xiray markab wayn oo nooca dagaalka ah kaas oo howlgal balaaran ka fulin doona xeebaha dowlad goboleedka Puntland. Howlgalka markabkan oo laga leeyahay midowga Yurub ayaa ah la dagaalanka iyo ciribtirka kooxda Burcadbadeeda oo markale dhibaatadooda ka soo ifbaxday deegaanada Puntland. Markabkan soo gaaray...
DFS oo shaqo siinaysa 3,000 oo macallin- kuwii hore halkee ku danbeyeen ?. XOG
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka dhawaajisay in markale ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin Soomaaliyeed ah. Wasaaradda ayaana sheegtay in macalimiinta in ay wax ka dhigaan iskuulada dowladda maamusho, waxaana goobaha macalimiinta laga qaadanayo sanandkan ku jirta deegaannada Khaatumo State. Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa horey u qaadatay macalimiin badan oo wax ka...
AMNESTY ‘’- Masuq wasaaradda caafimaad ka jira waxay sababtay dhimashada caruur badan ‘’.
Nairobi (Raxanreeb )- Musuqa hargaha goystay ee ka jira wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sabab u noqday in dad badan oo Soomaaliyeed ay waayeen adeegyadii ay xaqa u lahaayeen. Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty ayay ku sheegtay in dhimashada caruur badan oo Soomaaliya ku nool sabab ay u tahay...
DEG- DEG : Dastuurka Jubbaland oo la bedelay & Axmed oo soo laaban doono.
Kismaayo (Raxanreeb )- Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo goordhow isugu yimid kulan aan caadi aheyn oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa u coddeeyay ansixinta wax ka bedelka qodobo ka mid ah Dastuurka dowlad goboleedkaas. Mid ka mid ah qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah qodobka 70aad ee Dastuurka Jubbaland, kaasoo...
MW Xasan Sheekh ” Ma jiro wada- hadal inoo dhaxeeya anaga [ DFS ] & AS “.
Muqdisho ( Raxanreeb ) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtigan aysan wax wada-hadal ah kula jirin kooxda AS. Wuxuu Madaxweynaha sheegay in dowladdiisa aysan ka suurtoobin wada-hadal lala yeesha kooxda oo in ka badan 15 sanno dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. intaas waxa uu raaciyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud in ay...
Maxaa maanta ka socda magaalada Beledwayne ? –XOG DHEERAAD AH.
Beledwayne (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxaa degan xaalada magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ka dib qarax khasaare gaystay oo ka dhacay magaaladaas. lix qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halka ugu yaraan 10 kalena ay ku...
XURAANSI : Adis Ababa oo dagaal kaga soo furmaya Axmed Madoobe & kulama ka socda.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Magaalada Adisababa waxaa ku sugan xubno ka tirsan mucaaradka maamulka Jubbaland oo ay hoggaaminayaan Cabdi Cali Raage iyo Cabdirashiid Janan Joogitaankooda Adis Ababa ayaa lagu sheegay inay goobayaan xariir siyaadeed ka helaan Dowladda Itoobiya sida ay sheegayaan xogaha la helayo. Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland ayaa goobaya goobo saldhig siyaasadeed u...
Soomaaliya & Jabuuti miyay burburinayaan Somaliland ?.
Hargaysa (Raxanreeb )- Somalinad & Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u dhaxeeya wali xurguf xoogaan oo ka dhalatay heshiiskii Somaliland ay la gashay Itoobiya. Siyaasiinta magaalada Hargaysa ku sugan ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay doonayso in ay burburiso Somaliland iyada oo la kaashanaysa Jubuuti. Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa...