Category: Xog

Home » Xog » Page 20
XOG : Axmed Madoobe oo qorshaynaya si xoog ah Gedo ku geeyo Guddoomiyaha uu magacaabay.
Post

XOG : Axmed Madoobe oo qorshaynaya si xoog ah Gedo ku geeyo Guddoomiyaha uu magacaabay.

Beledxaawo (Raxanreeb ) Ciidanka  Daraawiishta Maamulka Jubbaland  iyo gadiid dagaal ayaa imaanayo magaalada Baladxaawo, Wasiiru dowlaha Amniga JL Maxamed Cabdi Kaliil ayaa wato ciidamada iyo gadiidka dagaal, Ciidamada Kismaaayo waxa ka soo galbiyay ciidamada Danab, kuwaas oo keenay magaalada Afmadow. Mahad Maxamed Islaam ayaa ka soo galbiyay Afmadow Isaga oo keenay magaalada Dhoobley waxaana lo...

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab
Post

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya rejo xumo la xiriira sii socoshada howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee dowladda ay ku dhawaaqday. Rejo xumadan ayaa timid ka dibb markii uu soo baxay , khilaafka ka dhashay xil ka qaadistii dhawaan lagu sameey Guddoomiyihii hore Cali Jayte Cusmaan. Ciidanka kooxaha macwiislayda ee dagaalama gobolka Hiiraan...

WARCUSUB : Garoowe oo degan & Taliye ka mid ah Ilaalada Deni oo lagu toogtat Garoowe
Post

WARCUSUB : Garoowe oo degan & Taliye ka mid ah Ilaalada Deni oo lagu toogtat Garoowe

Garoowe (Raxanreeb ) Taliyaha ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlayay dagaalka Garoowe, ayaa sheegaya in ciidankooda aysan weerar cidna ku qaadin, balse lagu soo weeraray xarumaha dawladda, gaar ahaana baarlamaanka oo uu sheegay in duulaan lagu qaaday, iyaguna ay difaaceen oo ay waajibkooda ahayd. Muumin, ayaa sheegay in ay talaabo kasta oo xal nabad-raadin ah...

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’
Post

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dib waxaa u  furmay  duulimaadyadii rayidka ee tagi jiray  degmooyin ka  mid ah gobolka Gedo ka dib  dadaalo ay sameeyeen siyaasiin ka soo jeeda gobolkaas. In kabadan toddobaad ayey duulimaadyadu hakad ku jireen taasoo uu sabab u ahayd khilaaf horay u jiray. Dadka maanta ka duulay gobolka gedo waxay u badnaayeen dad...

Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika
Post

Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika

Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC). War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 4-faaiido ay ka heleyso Soomaaliya in ay xubin ka ahaato Dalladda...

Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira
Post

Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira

Muqdisho (Raxanreeb )  Xubnaha madasha wada-tashiga qaran ayaa la sheegayaa in khilaaf uu soo kala dhax galay sabab la xiriirta doorashada Puntland. Shirka oo lagu waday in mar hore la soo gaba- gabeeyo ayaa xubnaha shirsan u kala  jabay laba dhinac  kuwaas oo isku mari waayay in loo hambalyeeyo  Puntland. Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka Somaaliya  Xasan...

Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?
Post

Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?

New York  (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay , safar  Taliyaha Hay’adda NIS Mahad Mohamed Salaad uu ku tagayo dalka Mareynkanka , halkaas oo ku joogi doono  booqasho qaadan doonta dhawr cisho. Waxa la sheegay in Mahad uu tagi doono magaalooyinka New York iyo Washington DC, isagoo wadahadalo halkaasi kula leh madaxda...