DAAWO : Warka Raxanreeb oo maanta ay ku jiraan qodobo xiiso.

DAAWO : Warka Raxanreeb oo maanta ay ku jiraan qodobo xiiso.

Muqdisho (Raxanreeb)- Degmada Luuq ayaa ee gobolka Gedo  xaladeeda ayaa degan ka dib  markii dhacdooyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay.

Warar kala duwan oo ay ka soo baxayaan  iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah maamulka  koonfur  Galbeed.

Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Anfa Aden Abdi oo ku sugan Studio-yaheena magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.