DEG- DEG : Qarax lala beegsaday Saldhig ciidan oo ku yaalla – Ceelasha Biyaha.

DEG- DEG : Qarax lala beegsaday Saldhig ciidan oo ku yaalla – Ceelasha Biyaha.

Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax aad u xoogan oo xittaa guryaha ka ag dhow halka uu ka dhacay ee Ceelasha Biyaha sidaas ka dhigay ayaa hadda la soo warinaya .

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa mid aad u xoogan oo keenay in ay dumaan guryaha ka ag dhawaa halka ay wax ka dhaceen.

Gawaarida Ammbalace ayaa la arkayay iyaga oo goobta ka soo qaadaya dhaawacyo iyo kuwo kale oo loo malaynayo in ay ku dhinteen qarxa.

Weli ma cada bartilmaamedka rasmiga ah balse warar hordhac ayaa sheegaya in lala eegtay Xero ciidan oo ku taalla Ceelasha Biyaha .

Leave a Reply

Your email address will not be published.