Muqdisho (Raxanreeb ) Independent House ayaa war qoraal ah ay soo saartay ku cambaraysay falkii dowladda Soomaaliya ay ku xirtay Weriye Cali Nuur Salaad oo ah agaasimaha Telefishanka Dawan ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho.
Aasaasaha Independence House iyo Agaasimaheeda Xasan Maxamuud ayaa ku tilmaamay xargga Calinuur waxa laga naxo oo aad u xun.
HOOS KA AKHRISO.
Leave a Reply