Kooxaha Xuutiyiinta & caqabada ay  ku yihiin   gacanka Cadameed.

Kooxaha Xuutiyiinta & caqabada ay  ku yihiin   gacanka Cadameed.

Yeman (Raxanreeb) Dhibaatooyinka kooxaha xuutiyiinta ay  ku hayaan   gacanka cadmeed ayaa sii kordhaya marka marka ka sii  danbeeya sida ay sheegayaan   ganacstada halkaas marinka u ah.

Kooxaha  Xuutiyiinta ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar ay ku qaadeen markale Markab shixnad siday oo adeegsanayay xeebaha Badda Cas ee Yemen.

Weerarkan ayaa qayb ah talaabooyinka kooxahan ay ku carqadaynayaan marin biyoodkaas oo muhiim u ah ganacsiga waxaana hadda muuqanysa in walaaca laga qaba weeraradan.

Maraakiibta dagaal ee Mareynkanka ayaa dhankooda xooga saaraya sidii ay uga hortagi lahayeen weerarada soo noq noqday ee ay gaysanayaan kooxaha xuutiyiinta ah.

Weerarada noocaan oo kale ah ayaa khatar ku ah inay sii xumeeyaan xiisadaha ka taagan gobolka iyo dhaqaalaha jilicsan ee dowlado badan oo ku yaala gobolka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.