Madasha  KGS oo  go’aan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee Soomaaliya.

Madasha  KGS oo  go’aan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanree) War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS ku aadan damaca qaldan oo ay Xukuumada Aby Ahmed ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed.

Warka ka soo baxay Madasha  KGS  ayaa lagu sheegay in  talabadaas ay tahay mid gardara ah oo ay ku doonayso inay kugu xad gudbaysa dhulka Soomaaliyeed.

Madasha  ayaa ugu mahadceliyay dalalka  Caalamka ee garab istaagay  shacabka Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay  xad gudubka Itoobiya ee madax banaanida Soomaaliya.

HOOS  KA AKHRISO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.