Muqdisho (Raxanree) War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS ku aadan damaca qaldan oo ay Xukuumada Aby Ahmed ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed.
Warka ka soo baxay Madasha KGS ayaa lagu sheegay in talabadaas ay tahay mid gardara ah oo ay ku doonayso inay kugu xad gudbaysa dhulka Soomaaliyeed.
Madasha ayaa ugu mahadceliyay dalalka Caalamka ee garab istaagay shacabka Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay xad gudubka Itoobiya ee madax banaanida Soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO.
Leave a Reply