Mareykanka oo Su’aalo ka weeydiiyay Madaxweyne Qoor Qoor bubkii ay qabsadeen Reer Cabudwaaq

Mareykanka oo Su’aalo ka weeydiiyay Madaxweyne Qoor Qoor bubkii ay qabsadeen Reer Cabudwaaq

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariyeQoorQoor oo ku sigan magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmey Mr. Shane L.Dixon oo ah safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya,.

Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna dagaalka Khawaarijta iyo halista hubka sharci-darada lagu soo galinayey ee gacanta u galey shacabka oo ah mowduuc weyn.

Mareykanka ayaa si xoog leh dabagal ugu haaya cidda leh hubkaasi, iyadoo ay suuragal tahay in laga qaado tilaabo Caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.