Nin  Xaaskiisa  dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho  oo gacanta lagu dhigay.

Nin  Xaaskiisa  dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho  oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )  Booliska Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen ninkii nolosha ku gubay xaaskiisa ee eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud. Sidoo kale waxaa lala qabtay laba eedeysane oo kale oo gacan ku siinayay in uu cadaalada ka baxsado.

Eedeysanaha ayaa ku dhuumaalysanayay dhul ballaaran oo isku xira Gobolada Galgaduud iyo Mudug, waxaana iska kaashaday howlgalka Boliska, NIS, Difaaca Shacabka ee Degmooyinka Cadaado iyo Wisil.

Wararka ayaa sheegaya in ninkan oo hubeysnaa, ayna la joogeen ilaalo ka hayeen rag  hubeysan oo aan tiradooda la shaacin. Soo qabashada ninkan baxsadka ah ayaa tinid ka dib kacdoon ay sameeyeen qeybaha bulshada oo

Leave a Reply

Your email address will not be published.