Saraakiishii ugu sareeysay imaaraadka ee ku sugnaa xerada Gordon ee Muqdisho oo toogasho lagu dilay.

Saraakiishii ugu sareeysay imaaraadka ee ku sugnaa xerada Gordon ee Muqdisho oo toogasho lagu dilay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay saraakiil imaaraad ah oo caawa lagu dilay gudaha xerada tababarka Gardoon degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Warar la helay ilaa iyo hadda ayaa sheegaya in labo ka mid ah saraakiisha tababarada ee Imaaraadka Carabta la  dilay .

Labo kale oo ka tirsan saraakiisha Imaaraadka Carabta ayaa lagu dhaawacay isla xeradaas
Wararka ayaa sheegaya in askari ka mad ah ciidanka lagu tababarayay xeradaas uu falkan geystay.
Wararka ayaa sheegaya in askari ka mid ah ciidanka lagu tababarayay xeradaas uu falkan geystay.

Askariga ayaa ku dhintay israsaaseyn muddo socotay oo xerada ka dhacday.

Mid ka mid ah saraakiisha la dilay ayaa ahaa taliyihii ugu sareeyay ciidanka Imaaraadka ee tababarka ka bixiya Xerada Jen. Gordon.

Dowladda Soomaaliya ma aysan bixin faahfaahin arintan ku saabsan

Leave a Reply

Your email address will not be published.