Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda

Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda

Shirweynaha 2aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS ayaa sannadkan waxa ay culimadu ku falanqayn doonaan qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay xaqiijinta midnimadda ummadda, dhibaatooyinka khilaafka iyo kalatagga.

Shirkaan ayaa waxaa markii ugu horreysay ka maqan Wasaaradaha Owqaafta iyo arrimaha diinta ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.