Sucuudiga oo joojiyay  xoolihii looga dhoofin jiray dekeda berbera

Sucuudiga oo joojiyay  xoolihii looga dhoofin jiray dekeda berbera

Raxanreeb (Hargaysa )-Boqortooyada Sacuudiga ayaa hakisay Xoolihii ka dhoofi jiray dekedda Berbera ee waddankiisa loo iib gayn jiray sida uu xaqiijiyay wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland.

Wasiir Siciid Sulub, oo ku sugan xilligan Sacuudiga ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay carqaladaysay xoolaha Dekedda Berbera inkasta oo aannu sii faahfaahin sababta.

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland ayaa sheegay in ay filayaan in dedaallo ay wadaan ay guullaystaan dhawaan ,Xoolahana la furo.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca dawladda Soomaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.