TOOS : Dagaal ka socda magaalada Garoowe- PUNTLAND

TOOS : Dagaal ka socda magaalada Garoowe- PUNTLAND

Garoowe (Raxanreeb ) Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka socda magaalada Garoowe

dhawaqa rasaas culus ee  labada dhinac ay is weydaarsanayaan, ayaa laga maqalayaa gudaha magaalada taas oo cabs galisay dadka magaalada

Dagaalka ayaa kusoo aaday kadib markii Xildhibaanadda baarlamaanka ay ogolaadeen in laga doodo furista dastuurka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.