Wasaarada caafimadka Dowladda Hirshabeelle oo shaqada ka joojiyay Hay’adda Alight oo mashruuca Damal Caafimaad ka fulinaysay gobolka Shabeellada Dhexe.

Baledweyne (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaarada caafimadka Dowladda Hirshabeelle Mudane Saadaq Maxamed Maxamuud ayaa shaqada ka joojiyay Hay’adda Alight oo mashruuca Damal Caafimaad ka fulinaysay gobolka Shabeellada Dhexe.

Hay’adan ayaa lagu eedeeyay Wada shaqeyn la’aan musuq Maasuq iyo dayacaad shaqo.

Hay’adda Alight oo mashruuca Damal Caafimaad ka fulinaysay gobolka Shabeellada Dhexe ayaa la tilmaay in ay sameysay musuq Maasuq iyo dayacaad shaqo taas keentay in lagu sameeyo shaqa joogin.

Hoos ka akhriso

Leave a Reply

Your email address will not be published.