Day: February 16, 2026

Home » Archives for February 16, 2026
Debate Intensifies as Lawmakers Review Key Provisions of Provisional Constitution
Post

Debate Intensifies as Lawmakers Review Key Provisions of Provisional Constitution

Mogadishu – The Joint Bicameral Federal Parliament of Somalia on Monday formally began deliberations on proposed amendments to Chapter 6 of the Provisional Constitution, a chapter widely regarded as one of the most pivotal in the country’s ongoing constitutional review process. The session follows repeated disruptions over the past month, during which the Speaker was...

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga Somalia iyo safiirka Shiinaha ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga Somalia iyo safiirka Shiinaha ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan, guulaha Ciidamada Qalabka Sida ee ka gaarey Khawaarijta iyo doorka saaxiibada Soomaaliya ee taageerada iyo awoodsiinta Ciidanka...

High-Level Security Meeting Held in Baidoa Amid Ongoing Threats
Post

High-Level Security Meeting Held in Baidoa Amid Ongoing Threats

Baidoa — The President of South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday chaired a high-level security meeting focused on reinforcing stability and intensifying ongoing security operations across the region. The meeting brought together the Minister of Security, the Commander of the Darwish Forces, and senior security officials. Discussions centered on accelerating coordinated security...

Turkey Begins Deportation Process for Somali Migrants
Post

Turkey Begins Deportation Process for Somali Migrants

Ankara — The Government of Turkey is reportedly preparing to repatriate a group of Somali nationals who have been held in detention for more than four months, according to multiple sources in Mogadishu and Ankara who spoke to Mustaqbal. The individuals expected to be returned to Somalia include both male and female detainees, the majority...

Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiis muhiim ah kala saxiixday
Post

Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiis muhiim ah kala saxiixday

Tanzania (Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Tanzania, ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka. Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halka dhinaca Tanzania uu u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Patrobas Paschal Katambi. Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa...

Shir looga hadlay xoojinta amniga deegaanada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo
Post

Shir looga hadlay xoojinta amniga deegaanada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey xaqiijinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Daraawishta, iyo Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta iyadoo shirka diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada amni, xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga, iyo...

Maxkamadda CQS oo dil toogasho ah ku fulisay rag Muqdisho ka geystay dil iyo qaraxyo
Post

Maxkamadda CQS oo dil toogasho ah ku fulisay rag Muqdisho ka geystay dil iyo qaraxyo

Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaa waxa ay  saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed Axmed (Baari, Biibaaye, Sacad) oo loo haystay Dilal & Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Labadaan Xasan Cali ee saaka la toogtay waxaa horay loo horgeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,...

Post

Somali clan wars instigated on social media platforms

The Somalia Federal Ministry of Information, Culture, and Tourism has raised alarm over the misuse of social media in Somalia to spread tribalism and cause civil war. The Deputy Minister of Information, Culture, and Tourism, Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, highlighted a troubling trend being witnessed in the social media spaces in Somalia, where he noted a...