President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Tuesday convened his first formal consultative meeting with members of the Forum for Somalia’s Future, marking a significant step in the government’s ongoing efforts to foster national dialogue and political consensus. The meeting, held in Mogadishu, brought together Prime Minister Hamza Abdi Barre, senior...
Day: February 17, 2026
Maxaa ka soo baxay kulankii ay yesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha Mustaqbalka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa kulan maanta hotel Decale ay ku yesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxda Jubbaland iyo Puntland, iyo golaha samata-bixinta Soomaaliyeed,kaasi oo ahaa qado sharaf. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa hadalkiisa aad u koobay, wuxuuna sheegay in uu wada hadal...
Wasiirka Arrimaha dibadda oo la Kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u Qaabilsan…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdislaan Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan, kulan kaas oo ay uga wada hadleen xoojinta nabadda iyo iskaashiga amniga. Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan ayaa ugu hambalyeeyay Jamhuuriyadda Federaalka...
Soomaaliya oo loo ogolaaday daabacada Baasaboorka bariga Afrika ee EAC
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya loo oggolaaday daabacaada baasaboorka ay wadaagaan dalalka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ee EAC, iyadoo warbaahinta dawladda ay maanta baahisay in wakiilka Soomaaliya ee ururka EAC. Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku wareejiyay wasaaradda amniga gudaha iyo hay’adda socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya go’aanka rasmi...
Somali Opposition Accepts President’s Invitation to Closed-Door Meeting After Days of Political Deadlock
Mogadishu — Senior leaders of the Federal Government of Somalia and prominent opposition figures have held separate consultative meetings in recent hours as momentum builds toward the anticipated political dialogue between the two sides. The parallel engagements are aimed at consolidating positions and coordinating strategies ahead of the formal negotiations. The Presidents of Puntland and...
Somalia–Türkiye Launch Resettlement Project After Al-Shabaab Destruction
Mogadishu — The Federal Government of Somalia and the Republic of Türkiye have jointly launched a resettlement project for families displaced by conflict in the Sabiid and Caanoole areas of the Lower Shabelle region. The newly constructed housing settlement, officially named SomTurk Village, was inaugurated during a high-level ceremony attended by senior government and military...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose
Sabiib (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Xoosh iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, si dib-u-dejin loogu sameeyo qoysaskii ay kooxda Al-Shabaab ka dumisay guryahoodii, kana barakicisay deegaannadan. Ujeeddada socdaalka...
Madaxweyne Trump oo rajo ka muujiyay wadahadallada Iran
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Iiraan ay doonayso inay heshiis ka gaarto barnaamijkeeda nukliyeerka. Hadalkiisa ayaa yimid ka hor wareegii labaad ee wadaxaajoodyada aan tooska ahayn ee u dhexeeya wakiillada Mareykanka iyo Iiraan ee ka dhacaya Geneva, iyadoo ay dhexdhexaadineyso dowladda Khaliijka ee Cumaan. Isagoo la hadlayay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya golaha Mustaqbalka
Muqdisho (Raxanreeb Online( Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filaya inuu kulan la qaato golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xubnahan ku booqan doonaa xarunta Xalane oo ay degan yihiin madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland iyo xubno kale oo ka...







