Lababaar ( Raxanreeb Online) Wararka aan ka heleyno Qabalaha Ballidhiig oo ka tirsan Magaalada Lababaar, ayaa sheegaya in halkaasi ay Ciidamada Liyuu Police-ku ka Kexeysteen 11 nin oo ka mid ahaa dadka deegaanka lamana Xaqiijin sababta rasmiga ah ee ka dambeeysa xarigga raggan. Ilo wareedyo Lagu kalsoonyahay, ayaa xaqiijiyay in Duhuradii Ciidamada Liyuu Police oo...
Day: February 15, 2026
Somalia Sounds Alarm Over Online Clan Incitement and Digital Polarization
The Federal Government of Somalia has raised concern over the growing misuse of social media platforms to disseminate clan-based incitement and heighten political tensions across the country. Speaking on the issue, the Deputy Minister of Information, Culture and Tourism, Abdirahman Yusuf Al-Adaala, described what he termed a disturbing trend in Somalia’s digital space, where online...
Midowga Afrika oo markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan aqoonsiga Somaliland
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland, Midowga Afrika ayaa mar kale adkeeyay mowqifkooda ku aaddan ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa sidoo kale taageeray bayaankii uu 26-kii Diseembar 2025 soo saaray Guddoomiyaha Guddiga...
Wasiir katirsan Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiirkii Qorsheynta ee xukuumadda Puntland Daa’uud Bisinle, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Puntland. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in sababta shaqo joojinta loogu sameeyay wasiir Daa’uud, ayaa lagu sheegay in ay tahay amar diido uu sameeyay. Sidoo kale...
Ruushka oo lagu eedeeyay inuu dilay hoggaamiyihii mucaaradka ee Alexei Navalny
Moscow ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa la dilay iyadoo loo adeegsaday sun laga soo saaray sunta raha, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee UK. Labo sano ka dib dhimashadii Navalny ee xabsiga Siberia, Britain iyo xulafadeeda ayaa ku eedeeyay Kremlin ka dib markii la baaray muunado walxo laga helay jirkiisa....
Jubbaland Forces Smash Al-Shabaab Bomb Factory
Security forces from the Jubbaland Intelligence and Security Agency, backed by Jubbaland’s Darawiish forces, have dismantled an improvised explosive device (IED) manufacturing facility allegedly operated by Al-Shabaab in a coordinated security operation in Lower Juba. The targeted site was located in the Badda-Madow area between Ras Kamboni and Badhaadhe, specifically in the vicinity of Hola-Wajeer...
Abiy Axmed oo si cad ugu hor-sheegay Midowga Afrika damaca badda ee Itoobiya
Addis Ababa (Raxanreeb Online) Dalalka leh dad ka badan 130 milyan sida Ethiopia waxay u baahan yihiin dekeddo kala duwan si loo hubiyo horumar waara, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed khudbaddiisii uu ka jeediyay Shirka Sare ee Midowga Afrika. Fariintiisii uu u diray Shirka 39aad ee Midowga Afrika, ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay inay tahay...
Ciidamada Jubbaland oo gacanta ku dhigay warshadii qaraxyada ee kooxda AS
Kismaayo (Raxanreeb Online) Ciidamada sirdoonka & nabadsugida Jubbaland iyo kuwa daraawishta Jubbaland ayaa gacanta kudhigay warshadii Miinada ee kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen dhulka Badda-madaw ee u dhaxeya Raaskaambooni & Badhaadhe, gaar ahaan lagta Hola-wajeer iyo agagaarkeeda. Ciidanka Jubbaland ayaa hal meel kaliya kasoo qabtey 90 xabo oo miino ah iyo warshadii lagu samaynayey miinoyinkan. ...
Farmaajo Pressures Hassan Sheikh to Break Deadlock Amid Mounting Political Crisis
Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has called on the President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, to demonstrate compromise and prioritize the nation’s stability amid ongoing political tensions. Farmaajo made the remarks while reacting to a meeting he held yesterday with the Presidents of Puntland and Jubbaland. According to his...







