Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado Maxkamada.

Muddo 10 Casho gudahood ayaa looga dalbaday in Maxkamadda uu ku hor yimaado si dacwaddiisa loo qaado.

Wasiir Jaamac ayaa hadda howlo ku aaddan abaabulka Dagaalka AS u jooga Deegaannada Koofur galbeed.

Wasiirka ayaa  illaa iyo hadda dhankiisa ka hadlin sababaha keentay in loogu yeero Maxkamadda Gobolka Banaadir

Leave a Reply

Your email address will not be published.