Taliska ciidamada Mareykan ee Africom, ayaa soo saaray warsaxaafadeed, ku saabsan duqeymo ay ka geeysteen Hirshabeelle, Africom ayaa sheegtay inay howlgallo ay sameeyeen dhanka darones-ka ay ku dileen xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Day: August 18, 2022
Dowladda Uk ayaa sheegtay £2.3 milyan inay ugu deeqday Ciidanka Soomaaliya
Dowladda Uk ayaa sheegtay £2.3 milyan Pound inay ugu deeqday Ciidanka Soomaaliya
Deg Deg: Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay inay ka qeeyb geli karaan Dowladda Soomaaliya aaska Hadraawi
Deg Deg: Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay inay ka qeeyb geli karaan Dowladda Soomaaliya aaska Hadraawi
Somaliland should free two TV journalists detained for covering protests in Hargeisa
Somaliland should free two TV journalists detained for covering protests in Hargeisa
Abwaan Hadraawi ayaa goordhoweyd ku geeriyooday Hargeysa
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Naasir Yuusuf Daahir, oo ah, Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliland.
Wasiir Fiqi “Laba sanno ayaa ku soo afjaraynaa Al- Shabaab”
MUQDISHO (Raxanreeb) Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab si looga saaro dalka.
Gobolka Galgaduud kama dhamaan dagaalada ka bilowda daaqsinka iyo Biyaha
CADAADO (Raxanreeb) Laba qof ayaa ku geeritootay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib iska hor imaad Arbacadii ka dhacay degaanka Baalle oo kaabiga ku haya deegaanka Dhagax-dheer oo hoostaga degmada Cadaado.
Mareykanka oo soo furtay dhallinyaro Soomaali Mareykan ah oo lagu dhaqancelinayey Nairobi
NAIROBI (Raxanreeb) Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa la sheegay inay ka qeybqaadatay badbaadinta dhallinyaro Soomaali-Mareykan ah oo halkaasi loo geeyay dhaqancelin.