khartuum (Raxanreeb online) – Ciidamada Suudaan ayaa diiday eedeynta Imaaraadka Carabta ee ah in ciidamadoodu ay duqeeyeen guriga uu magaalada Khartoum ka degan yahay Safiirka Imaaraadka Carabta, taas beddelkeedana ay ku eedeeyeen jabhadda Rapid Support Forces (RSF). Imaaraatka Carabta ayaa goor sii horeysay oo isniin ah sheegay in guriga uu degan yahay safiirkooda Khartoum ay...
Month: September 2024
President Al-Sisi Reaffirms Egypt’s Commitment to Somalia’s Unity
Egyptian President Abdel Fattah Al-Sisi has reaffirmed Egypt’s steadfast support for Somalia’s unity and stability, emphasizing that the backing is rooted in Somalia’s 30 years of ongoing instability rather than any rivalry with Ethiopia. Speaking at a police academy graduation ceremony, President Al-Sisi made it clear that Egypt’s commitment is genuine, extending beyond regional politics....
DEG DEG: Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayay kaddib amar kasoo baxay maxkamadda sare ee maamulkaas
Hargeysa (Raxanreeb online) – Waxaa goordhaw xabsiga laga sii daayay xildhibaan Maxamed Abiib oo muddo bil ah u xirnaa amar kasoo baxay madaxtooyada Somaliland, waxaana sii deynta xildhibaanka warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha xabsiga uu ku xirnaa Xildhibaanka. Sidoo kale, Sii deynta xildhibaan Maxamed Abiib ayaa timid kaddib amar maanta kasoo baxay maxkamadda sare ee Dastuuriga...
Gabar 5 jir ah oo geeriyootay kadib markii laga soo tuuray dhismo ku yaalla degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maryan Mahad Cadow oo 5 jir ah, ayaa la sheegay in laga soo tuuray dhismo ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, iyadoo dhaawac culus uu ka soo gaaray. Sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyska Maryan saacadihii la soo dhaafay waxaa socday dadaallo adag oo culus oo ay wadeen dhaqaatiirta...
Maamulka Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay dad looga shakisan yahay in uu ka dambeeyay qarax lagu dilay Taliyihii Booliska Degmada Bardaale.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Ilo wareedyo ku dhow dhow gobolka Baay ayaa sheegaya in maamulka Koonfur Galbeed ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad lala xiriirinayo dilka taliyihii ciidamada Daraawiishta ee degmada Bardaale, kaasoo shalay lagu dilay qarax miino. Taliyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Macallin Madey, waxaana qaar ka mid ah askartiisa ay...
Oday Dhaqameed Lagu Dilay Gobolka Gedo Iyadoo Ay Ka Taagan Tahay Xiisad Beeleed.
Gedo (Raxanreeb online) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxaa saaka lagu dilay Nabadoon Aadan Isaaq Yarow oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka. Dilkan ayaa sare u qaaday xiisada ka taagan gobolkaasi oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo salka ku haya aanooyin qabiil. Dilkan ayaa waxaa...
Madaxweyne El-Sisi: Taageerada Masar ee Soomaaliya waxay ku qotontaa xasillooni ee maaha xiisadda Itoobiya.
Qaahira (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada uu u hayo midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya, isagoo caddeeyay in kaalmada Masar aysan saameyn ku yeelan xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya, balse ay salka ku hayso halgankii dheeraa ee Soomaaliya ay ugu jirtay xasillooni darro. El-Sisi ayaa hadalkan...
Dowladda Iran oo sheegtay in ay jawaab cad ka bixin doonto dilkii Cabbaas Nilforoushan.
Tehran (Raxanreeb online) – Duqeyntii diyaaradaha dagaalka milatariga Israa’iil ka geesteen magaalada Beyruut ee caasimadda dalka Lubnaan, ayaa lagu dilay saraakiil sar sare oo u dhalatay dalka Iran uu ku jiro Cabbaas Nilforoushan oo ahaa taliye kuxigeenkii ilaalada Kacaanka Iran. Sidoo kale, Sarreeye Guuto Cabbaas Nilforoushan, ayaa xilliga la dilaayay la joogay hoggaamiyihii la dilay...
Madaxweyne Biixi oo kulan gaar ah laqaatay Ergeyga gaarka ah ee arrimha dibadda dowladda Norway.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamul Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ee magaalada Hargeysa ku qaabiley Ergayga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Dalka Norway Mr. Einar Rystad. Sidoo kale, waxaana Kulanka dhex maray Madaxweyne Biixi iyo ergay Einar Rystad. lagaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga Mandaqada Geeska Afrika iyo xidhiidhka u...
Musharax Cirro oo saakey xabsiga ku booqday Xildhibaan Maxamed Abiib.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Cirro ayaa saaka xabsiga ku booqday Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kaasoo dhowaan ay xireen maamulka Muuse Biixi oo uu ka soo horjeestay. Sidoo kale, Cabdiraxmaan Ciro ayaa booqashadiisa ka dib qoraalkan soo saaray kaasoo ku bilowday sidatan. “Saaka waxa...