New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa u sheegay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in wada xaajoodyadu aysan ku filnaan doonin in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine, isla markaana loo baahan yahay in Ruushka “lagu qasbo nabad”. Zelenskyy ayaa u sheegay shir heer sare ah oo 15-ka xubnood ee golaha ay ku...
Day: September 25, 2024
Safaaradda Talyaaniga ee Kenya oo hakisay bixinta fiisaha Schengen ee codsadayaasha Soomaaliya.
Nairobi (Raxanreeb online) – Safaaradda Talyaaniga ee magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqday in si deg deg ah loo hakiyay bixinta fiisaha gelitaanka Schengen ee dhammaan codsiyada laga soo gudbiyay safaaradda Talyaaniga Muqdisho ee Soomaaliya. Qoraal kooban oo lagu wadaagay akoonkooda rasmiga ah ee X (oo hore u ahaan jiray Twitter), Safaaradda Talyaanigu waxay ku xaqiijisay...
Itoobiya oo ku baaqday in laga tashado ammaanka Soomaaliya ka dib bixitaanka ATMIS.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya, Ambassador Taye Atske-Selassie, ayaa la kulmay Catherine Molly Phee, kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Afrika, intii uu socday kalfadhiga 79-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (UNGA) ee ka socda New York. Intii uu kulanka socday ayuu Wasiir Taye ku nuux nuuxsaday...
Italian Embassy Suspends Schengen Visa Issuance from Mogadishu Amid Fraud Allegations
The Italian Embassy in Nairobi has announced an immediate suspension of Schengen visa processing for applications made through its embassy in Mogadishu. This decision was prompted by allegations of fraudulent activities, including reports of human smuggling linked to the misuse of Somali civil servants’ and diplomatic passports. The Italian government took this step to address...
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Digniin U Diray Somaliland.
Laascaanood (Raxanreeb online) – Madax-dhaqameedka SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa digniin u diray Somaliland oo uu kaga digayo qorshaha duulaanka ah ee ka dhanka ah Maamulka SSC ee Khaatumo oo ay si ku meel gaadh ah u aqoonsatay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dagaalkii ka dhacay xerada Gooja-Cadde ee kal hore waxa uu tusaale u...
Warbaahinta dowladda nin ay ku sheegtay in uu ahaa horjooge katirsan Alshabaab oo lasii daayay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Shalay waxaa xuriyadiisa dib u helay Cali Cabdulle Sheekh Cali (Cali Geelle), oo dhawaan maleeshiyaad macawiisley ah oo kasoo jeeda degmada Ceeldheer kasoo afduubteen deegaan hoostaga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, ninkan xuriyadiisa shalay dib uhelay ayaa la sheegay in uu ahaa nin beeraley ah, waxaana afduubkiisa ka dambeeyay...
XOG: Taliye Sulub oo lafilaayo in xilka laga qaado saacadaha soo socdo iyo cida xilka lagu wareejin rabo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in isbuucan kulanka ay yeelanayaan golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaadayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed Firin, iyadoo sidoo kale la magacaabayo taliye cusub. Sidoo kale, xil ka qaadista taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo mar hore la qorsheeyay ayaa waxaa kasoo...
Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo maanta loo diiday in uu udhoofo magaalada Beydhabo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa saakay loo diiday in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, xildhibaankan ayaana la sheegay in uu kusii jeeday magaalada Beydhabo oo laga soo doortay. Sidoo kale, Ciidamo katrirsan hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa u diiday Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullaahi Cismaan...
MP Blocked from Traveling to Baidoa
MP Mohamed Sheikh Abdullahi Cirow was denied permission to travel from Mogadishu’s Aden Adde International Airport to Baidoa, the interim capital of South West State. The lawmaker was informed of the restriction upon his arrival at the airport, preventing him from boarding his flight. This incident mirrors a recent case involving MP Sareedo, another representative...