Mogadishu, Somalia – In a significant diplomatic engagement, the Speaker of Somalia’s Federal Parliament, Sheikh Adan Madobe, held discussions with the British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis, on Tuesday in Mogadishu. The meeting centered on enhancing cooperation and deepening the longstanding ties between Somalia and the United Kingdom. Ambassador Nithavrianakis expressed his satisfaction with the...
Day: November 5, 2024
Ciidamo Maleeshiyaad hubeysan ah oo lawareegay dhul Ceelasha Biyaha kuyaala oo dad shacab ah laga barakiciyay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maleeshiyaad hubeysan oo macawuusley ah ayaa la wareegay dhul kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, dhulkaas oo bilooyin kahor laga burburiyay dadkii deganaa oo sheeganayay in ay iyagu leeyihiin. Sidoo kale, maxkamad kutaalla maamulka Koonfur Galbeed ayaa amartay in dhulkan ay degnaayeen shacab badan in la burburiro, waxa ayna...
Lubnaan oo sheegtay in 3,000 looga dilay dagaalka isra’iil kula jirto.
Beyrut (Raxanreeb online) – Wasaaradda Caafimaadka Lubnaan ayaa Isniinti shalay sheegtay, in mudada 13-ka bil ah ee uu socdo dagaalka u dhaxeeya Xizbullah iyo Israel gudaha Lubnan lagu dilay in ka badan 3,000 oo ruux. Sidoo kale, tiradan ayaa laba jeer ka badan dadki reer Lubnan ee lagu dilay dagaalki Xizbullah iyo Israel dhex maray...
Somali President Arrives in Berlin for Talks with German Chancellor
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Berlin on Tuesday for his first official visit to Germany since taking office in mid-2022. According to a statement from his office shared on X (formerly Twitter), he received a warm welcome from the German government upon his arrival. President Mohamud is scheduled to meet with German Chancellor...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka Berlin ee looga hadlayo horumarinta iskaashiga Afrika iyo Jarmalka iyo hindisayaasha Cimilada.
Berlin (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Berlin ee xarunta dalka Jarmalka ayaa kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz. Wadahadallada u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Chancellor Scholz ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro...
Maraykanku oo ka walaacsan rabshadaha sii kordhaya ee Axmaarada Itoobiya.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha sii kordhaya ee ka socda gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay ka socdeen kacdoonno tan iyo sannadkii hore, sida uu sheegay diblomaasiga ugu sarreeya dalkaas gelinkii dambe ee Isniintii. Fano, oo ah malleeshiyo “is-difaacid” ah oo muddo dheer soo jiray, kana tirsan...
Wafdi Kenyaan ah oo uu hoggaaminayo Xoghayihii hore ee IGAD oo Kismaayo gaaray si ay u dhex dhexaadiyaan xiisada Federaalka iyo Jubbaland.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wafdi dhexdhexaadin ah oo ka socda Kenya oo uu hoggaaminayo Xoghayihii hore ee fulinta IGAD Danjire Maxbuub Macalin ayaa gaaray magaalada Kismaayo si ay wax uga qabtaan khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Jubaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Dadaalkan ayaa daba socda codsi rasmi ah oo uga yimid madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
Iran oo xukun daldalaad ah ku fulisay nin Yuhuudi ah kaddib markii lagu helay in uu geysta dil.
Tehran (Raxanreeb online) – Xabsi ku yaalla magaalada Kermanshah ee dhacda galbeedka dalka Iran, ayaa lagu daldalay nin u dhashay dalkaasi balse diin ahaan Yahuudi ah, waxaana ninkan lagu eedeeyay laguna helay in uu dil u geestay nin kale oo gacan ka hadal dhax maray. Sidoo kale, Arvin Ghahremani, oo ahaa xubin katirsan bulshada Yuhuudda...
Boqolaal Mareykan ah oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta ee doorashada Mareykanka.
New York (Raxanreeb online) – Malaayin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaada ah u dareeraya goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codoadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona dalkan afarta sano ee soo socota. Sidoo kale, doorashadan taariikhiga ah ayaa waxaa si adag ugu loolamaya madaxeynihi hore ee Mareykanka Donald Trump oo ah...
Maamulka Jubbaland oo soo saaray ammaro culus oo laxiriira arrimaha doorashooyinka maamulkaas.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasaaradda Amniga gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir la xiriira xoojinta arimaha amniga iyo u hogaansanaanta nidaamka u degsan Hay’adaha amniga, xilli uu socdo diyaar garow la xariira doorashooyinka Jubbaland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Aamniga Jubbaland, ayaa lagu faray ciidamada amniga Jubbaland in ay galaan heegan buuxa oo la...