Jabuuti (Raxanreeb online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Mukhudiin iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa goor dhoweyd booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti. Wafdiga ayaa kulamo la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Wasiirka Gaashaandhigga, iyo madaxda...
Day: November 7, 2024
Ciidanka NISA ee Soomaaliya oo gacanta ku dhigay labo nin oo ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay weeraro.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay laba ruux oo lala xiriirinaayo Ururka Al Shabaab, ka dib hawlgalo dheeraad ah oo ay ku baadigoobayeen xog uruurintooda, oo ay ku beegsanayeen dadka rayidka ah. Dadka la xiray ayaa waxaa ka mid ah...
Ku dhawaad 50 qof oo Soomaali ah oo xukun dil ah lagu xukumay oo ku sugan dalka Sacuudiga.
Riyadh (Raxanreeb online) – Dalka Sacuudiga ku dhawaad 50-qof oo Soomaali ah ayaa wajahaya dil toogasho ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya, taasoo keentay inay qoysaskooda iyo dowladda Soomaaliya ka dalbadaan in loo naxariisto. Qaar badan oo ka mid ah dhalinyaradan la xidhay oo markii hore shaqo doonayey ayaa la sheegay...
Japan oo Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah.
Japan (Raxanreeb online) – Japan ayaa Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah. Dayn cafintan ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Nairobi iyadoo heshiis rasmi ah oo deymo cafis ah ay kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Safiirka Japan u fadhiya Kenya Ogihara Hiroshi. Heshiiska deyn cafinta waa qeyb ka...
Maamulka Somaliland oo baaq ku saabsan arrimaha doorashooyinka udirtay beesha caalamka.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland ayaa soo saartay war-murtiyeed ay caalamka tafaasiil kaga siisay doorashooyinka Somaliland iyo xasaradaha ka taagan gobolka Geeska Afrika. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay ku faraxsan tahay in ay beesha caalamka u sheegto horumarka baaxadda leh...
Taliyaha ciidanka Difaaca Kenya oo booqday saldhiga ciidamada Kenya ku leeyihiin Dhoobleey.
Dhoobley (Raxanreeb online) – Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya, Jeneraal Charles Kahariri ayaa Talaadadii booqday Qaybta 2-aad ee ATMIS oo saldhigoodu yahay Dhoobley si uu u qiimeeyo daryeelka iyo diyaargarowga ciidanka. Sidoo kale, Jeneraal Kahariri ayaa ammaanay xirfadda iyo nafhurnimada ciidanka ay hurayaan xasilinta Soomaaliya, wuxuuna dib u xaqiijiyay taageerada Kenya ee Hawlgalka cusub ee Midowga...
Xasan Cali Kheyre oo siweyn uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh ee qaxootiga Somalida Jarmalka
Muqdisho (Raxanreeb online) – Raisul Wasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ayaa masuuliyad daro ku tilmaamay talaabada uu Madaxweyne Xassan Shiikh ku ogolaaday in dib loogu soo celiyo dalka Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool Jarmalka. Sidoo kale, qoraalka Xasan Cali Kheyre hadalkiisa ayaa uqornaa sidatan: “Waxaa nasiib darro ah in seddaxdii sano ee...
Cashadii lagu tiray magacii Golaha SHaacabka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaan is weyddiiyay maxay tahay baahida loo qabo cashadan uu Xasan SHiikh Max’ud golaha shacabka la daba taaganyahay! Bal adigu is weyddii oo macnee, sanadkaan 2024ka waa cashadii labaad ee Xasan SHiikh Max’ud uu u sameeyay Golihii SHacabka ee dad-weynaha ku masalaayay la xisaabtankiisa, bilowgii sanadka bishii January Xasan SHiikh Max’ud...