Muqdisho (Raxanreeb online) – Tan iyo horraantii 2024-kii, waxaa ka dhex qarxay Soomaaliya iyo Itoobiya khilaaf diblomaasiyadeed iyo dagaal afka ah oo isku haya danaha gobolka ee Geeska Afrika, gobolkaas oo ay hareeyeen xasillooni darro siyaasadeed iyo mid amni. Xiisadda u dhaxaysa labada dal ayaa soo shaacbaxday bishii January markii Itoobiya ay heshiis is-afgarad ah...
Day: November 8, 2024
Benjamin Netanyahu oo isku dayaya in uu tijaabiyo daacadnimada kooxaha iska caabinta Qaza.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Sida laga soo xigtay wargeyska The Times of Israel iyo telefishinka Channel 12, wuxuu isku dayayaa RW Netanyahu inuu tijaabiyo daacadnimada kooxaha ka tirsan dhaqdhaqaaqyada iska caabinta Qaza ee gacanta ku haya maxaabiista Israa’iiliyiinta. Sidoo kale, Netanyahu ayaa u soo bandhigay 5 milyan oo dollar, marin ammaan ah oo ay...
Aabaha dhalay gabadh yar oo meydkeeda laga helay bannaanka Qabuuraha Langata ee magaalada Nairobi oo dalbaday cadaalad.
Nairobi (Raxanreeb online) – Aabaha dhalay gabadh yar oo meydkeeda laga helay bannaanka Qabuuraha Langata ee magaalada Nairobi todobaadkii hore ayaa ka hadlay, wuxuuna ku baaqay in cadaaladda la horkeeno, iyadoo mas’uuliyiintu ay baarayaan gacan ku dhiiglihii dilay, kaasoo hadda lala xiriirinayo inuu ka dambeeyay dilal badan oo arxan darro ah oo loo geystay haween...
Jabhadda OLA oo dishay mas’uuliyiin kamid ahaa dowladda Itoobiya
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Jabhadda Xoreynta Oromada (OLA) ee dagaalka kula jirta ciidamada Itoobiya ayaa ballaarisay weerarrada ay ka geysanayaan gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia. Sidoo kale, OLA ayaa tan iyo toddobaadkii hore 48 qof oo mas’uuliyiin deegaan ay ku jiraan ku dishay gobolka, tiro kalena afduubay, sida ay ku warrantay Wakaaladda wararka...
Xildhibaanadii ka degay Kismaayo oo soo bandhigay iyagoo jawi dalxiis kujira + (Sawiro)
Kismaayo (Raxabreeb online) – Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal ku matala Dowlad goboleedka Jubbaland, oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa soo bandhigay sawiro iyagoo jawi dalxiis ah ku qaadanaya xeebta Liido ee magaalada Kismaayo. Sidoo kale, Xildhibaannadan Kismaayo gaaray iyo kuwo kale oo lagu wado in maanta magaalada gaaraan ayaa ka qeyb...
Donal Trump oo xilkii madaxa shaqaalaha Aqalka cad u magacaabay haweeney olalihiisa qeyb weyn ka aheyd.
New York (Raxanreeb online) – Markii ugu horeysay Taariikhda America Haweeney ayaa loo magacaabay, Madaxa Shaqaalaha ee Aqalka Cad (Cheif of staff). Sidoo kale, Susie Wiles oo aheyd madaxii ololaha doorashada Trump ee sanadkaan ayaa noqotay Qofkii ugu horeeyay ee Madaxweynaha la doortay uu magacaabo. Ilaa 2016-kii ayey la soo shaqeyneysay Trump iyadoo 2024 Guusha...