Kismaayo (Raxanreeb online) – Mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyray guddiga doorashada maamulka Jubbaland ee dhawaan uu magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyagoo ku goodiyay in doorasho gaar ah ay ka dhici doonto magaalada Kismaayo, haddii la fulin waayo waxa ay rabaan. Mucaaradku waxay ku murmeen awoodda Madoobe ee ah inuu guddi ka kooban...
Day: November 12, 2024
Al-Shabaab Ambush Kills Two South West State Soldiers Near Afgooye
Lower Shabelle, Somalia — Two soldiers from the South West State forces were killed in an ambush on the outskirts of Afgooye, regional sources have confirmed. The soldiers were traveling from Wanlaweyn to Afgooye when they were intercepted and fatally shot by suspected Al-Shabaab militants. According to reports, the assailants seized the soldiers’ weapons before...
Somali Parliament Approves Electoral Reforms
Mogadishu, Somalia — Somalia’s bicameral parliament on Monday unanimously passed a series of electoral reforms that mark a significant step toward adopting a universal suffrage voting system. The newly approved legislation, introduced by Interior Minister Ali Yusuf Ali Hoosh, outlines comprehensive laws governing election procedures, political party regulation, and the creation of an independent electoral...
Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo doortay guddoomiye cusub.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Guddiga madaxa banan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa doorasho gacan taag ah ku doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku xigeenadiisa. Sidoo kale, xubnaha Guddiga ayaa Guddoomiye u doortay Mursal Siyaad Maxamed sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Guddiga ayaa loo doortay Warfaa Maxamed Jaamac halka xog-hayaha Guddiga loo doortay Ahmed Xaaji Cabdi....
Xizbullah oo 230 gantaal ku garaacday Isra’iil iyo wararkii ugu dambeeyay
Tehran (Raxanreeb online) – Ururka Xisbullah ayaa maanta 230 gantaal ku weerarray gudaha Israa’iil, iyadoo la arkay burbur gaaray dhismayaal ku yaalla Haifa iyo gobolka waqooyi ee dhulka Israa’iil heysato. Sidoo kale, Israel kama hadlin khasaaraha ka dhashay weeraradan ay soo qaaday Xisbulah oo saameyn adag ku yeeshay magaalooyinka Yuhuudu ku nool yihiin. Dhinaca kale,...
Ruushka oo qalabka dagaalka siinaya Xizbullah & Isra’iil oo walaac xooggan ka qabta.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Maamulka Israa’iil ayaa si weyn uga walaacsan in dowladda Ruushka ay hubeyso ururka awoodad badan ee Xisbullaah, kaa oo dagaal adag oo jilbaha la isku dhigtay kula jira milatariga Israa’iil ee duullaanka cirka iyo dhulka ah kusoo qaaday koonfurta dalka Lubnaan. Sidoo kale, Ciidamada Israa’iil ayaana ku fashilmay in ay...
Somaliland oo isu diyaarinaysa doorashada Arbacada ee lagu dooranayo hoggaanka cusub.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Berri oo Arbaca ah taariikhduna tahay 13-ka November, 2024-ka, waxa la filayaa in gobollada Somaliland ay ka qabsoonto doorasho dadweyne oo lagu go’aaminayo hoggaanka shanta sanno ee soo socda. Loolanka ugu weyn ayaa u dhaxeeya xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, kuwaas oo balan qaaday in...