Pakistan (Raxanreeb online) – Ugu yaraan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen tiro intaas ka badana waa la la’yahay waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen ka dib markii uu shil bas ah ku galay wabiga Indus ee waqooyiga Pakistan, sida ay sheegeen maamulka deegaanka. Darawalka ayaa lumiyay xakameynta gaariga markii uu ku socday...
Day: November 13, 2024
Roadside Explosion Kills Three Soldiers in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – A roadside mine explosion in Mogadishu’s Dayniile district killed three soldiers and injured three others overnight, according to local sources. The blast happened as government forces were inspecting the area following an earlier explosion. The targeted vehicle belonged to the 77th brigade, which had been involved in training exercises at a local...
Heshiiskii Jarmalka ee dib u celinta Soomaaliya oo indhaha lagu hayo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Heshiis dhexmaray Jarmalka iyo Soomaaliya oo todobaadkii hore lagu dhawaaqay ayaa jawaabo kala duwan laga bixinayaa. Heshiisyo la mid ah oo muhaajiriinta dib loogu celinayo waxay noqdeen kuwo adag oo aan waxtar lahayn, ayuu yidhi cilmi-baare. Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay ka dib markii...
Hay’adda Nabad Suggida Somaliya oo gacanta ku soo dhigtay laba nin oo lala xiriirinaayo dilal ganacsato ah,oo ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Qoraal ka soo baxay Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay laba eedeysane oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dilal maalmihii la soo dhaafay lala beegsaday dad ganacsato ah oo ka dhacay Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Eedeysanayaasha oo magacyadooda lagu...
Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay Iyo Codbixiyeyaashii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Ka Soo Baxay Xili Ay Codkooda Siiyeen Musharaxiinta Madaxtinimada.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland waxaa maanta si weyn uga soo qayb galay codbixiyeyaal, iyadoo in ka badan hal milyan oo qof oo shacab ah ay u dareereen goobaha codbixinta ee gobolka si ay u doortaan madaxweynaha xiga. Doorashada 2024-ka waxa ku tartamaya saddex murashax oo caan ah kuwaas oo kala ah madaxweynaha talada haya...
Masar iyo Soomaaliya oo ku heshiiyey in la joogteeyo wada tashiyada ku saabsan arrimaha quseeya labada dhinac.
Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Badr Abdel Aty, iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Moalem Feki, ayaa Isniintii ka wada hadlay heerka uu marayo fulinta qodobbadii ka soo baxay shir madaxeedkii labada dal iyo sidoo kale kii saddex geesoodka ahaa ee Eritrea, oo labadooduba 10-kii October lagu qabtay Asmara. Labada dhinac ayaa ku...
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Deyniile.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay qarax miino oo xalay ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ciidan. Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan guutada 77-aad ee fadhigoodu yahay xerada Urur Howleed ee degmada Deyniile....
Somaliland Voters Head to the Polls to Elect New Leadership
HARGEISA – Somaliland voters headed to the polls on Wednesday in a pivotal election to choose new leadership for the next five years. The presidential contest includes incumbent President Muse Bihi of the Kulmiye Party, Abdirahman Mohamed Abdullahi of the Waddani Party, and Faisal Ali Warabe of the UCID Party. The election will also decide...
Shacabka Somaliland oo saakey udareeraya goobaha cod bixinta
Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland waxaa saaka loo dareeray doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi iyo toddoba urur siyaasadeed. Sidoo kale, dadweyne fara badan ayaa saaka safaf dhaadheer u galay goobaha codbixinta magaalooyinka hoos taga maamulkaas si ay codadkooda u dhiibtaan. Musharaxiinta Madaxweynaha ugu cad cad ayaa kala ah Madaxweynaha...
Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku weeraray Markabka Abraham Lincoln.
Yemen (Raxanreeb online) – Afhayeenka dhinaca militariga ee kooxda Xuutiyiinta Yemen, Yaxye Sariic ayaa sheegay inay gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerarreen markabka diyaaradaha xambaara ee Abraham Lincoln xilli uu ku sugnaa Badda Carabta. Sidoo kale, Markabkan ayaa ka mid ahaa maraakiibta dagaalka ee ugu muhiimsan Mareykanka, sidoo kale labo markab oo burburiyaal...