Day: November 17, 2024

Home » Archives for November 17, 2024
Galgaduud Clan Conflict Leaves 11 Confirmed Dead
Post

Galgaduud Clan Conflict Leaves 11 Confirmed Dead

In the latest surge of clan conflict in central Somalia, a fierce clash broke out today between two rival militias on the outskirts of Dhuusamareeb, the capital of Galmudug. The fighting erupted in Labi-caano, an area situated to the east of Dhuusamareeb, and has led to significant human loss and injuries. Local sources have confirmed...

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Dhuusamareeb
Post

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Dhuusamareeb

 Galmudug (Raxanreeb online) – Faaah_ faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxayso dagaal kasucdo Deegaanka galo Dhimashadu waa 10 ruux iyo dhaawaca tiro intaas ka badan ayaa laso warinayaa sida xogta ku helayso warbaahinta . Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Qiyaastii 40Km...

Farmaajo oo ku gacan seyray sharciga guddiga doorashada baarlamaanka kuna tilmaamay mid sharci darro ah.
Post

Farmaajo oo ku gacan seyray sharciga guddiga doorashada baarlamaanka kuna tilmaamay mid sharci darro ah.

Doxa (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Jubbaland iyo wakiilo ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa diiday sharciga cusub ee la ansixiyay ee lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, iyagoo ku eedeeyay ku xad-gudbi dastuuri ah, lagana reebay habraaca go’aan qaadashada. War-murtiyeed ay soo saareen madaxda Jubbaland Sabtidii ayaa ku tilmaamay codeynta baarlamaanka mid...

Somalia Summons Danish Ambassador over Sovereignty Concerns
Post

Somalia Summons Danish Ambassador over Sovereignty Concerns

MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi has summoned Danish Ambassador Steen Sonne Andersen amid a diplomatic row concerning comments allegedly challenging Somalia’s sovereignty. The move follows remarks perceived by Mogadishu as undermining the country’s territorial integrity, specifically in relation to the region of Somaliland, which declared independence in 1991 but lacks international...

DF oo sheegtay in ay jiraan siyaasiyii laaluush kusoo qaatay in ay magac dilaan dalkooda talaabana laga qaadi doono.
Post

DF oo sheegtay in ay jiraan siyaasiyii laaluush kusoo qaatay in ay magac dilaan dalkooda talaabana laga qaadi doono.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin dowlado shisheeye lacago laaluush ah uga soo qaataan in ay magac dilaan dalka. Wasiir Axmed Fiqi ayaana ku hanjabay in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan mas’uuliyiinta dalalka shisheeye lacagaha kasoo qaatay, kuwaa ...

Axmed Macalin Fiqi ” Safiiradda dalalka Caalamka Somaliya usoo magacowdeen kama yeelyno inan dal ugu yeeraan Somaliland”
Post

Axmed Macalin Fiqi ” Safiiradda dalalka Caalamka Somaliya usoo magacowdeen kama yeelyno inan dal ugu yeeraan Somaliland”

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda DF Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in ay jiraan Danjirayaal ajaanib ah oo joogo Muqdisho, kuwaa oo ku xad gudbay madaxbannaanida iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale, Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in safiirro shisheeye oo dalka jooga in ay tageen magaalada Hargeysa oo ka dhaceysay doorashadii Madaxweynaha...

Guddiga doorashooyinka madaxabanaan ee Jubbaland oo shaaciyay xiliga laqabanaayo doorashada madaxweynaha Jubbaland.
Post

Guddiga doorashooyinka madaxabanaan ee Jubbaland oo shaaciyay xiliga laqabanaayo doorashada madaxweynaha Jubbaland.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Guddiga madaxabannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubaland (GMXD), ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay jadwalka doorashada golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada. Sidoo kale, qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Jubbaland ayey ku shaaciyeen xilliga la shaacinayo golaha cusub ee Wakiillada Jubbaland iyo doorashada Madaxweynaha oo qabsoomaya 25 ka November.

Maamulka jubbaland oo qaadacday go’ankii baarlamaanka ku ansixiyay dhismaha guddiga doorashooyinka.
Post

Maamulka jubbaland oo qaadacday go’ankii baarlamaanka ku ansixiyay dhismaha guddiga doorashooyinka.

Kismaayo (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee maamulka Jubbaland, ayaa looga soo horjeestay go’aankii ay maanta xildhibaannada labada Aqal ku ansixiyeen dhismaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka. Sidoo kale, Jubbaland ayaa caddeysay in aysan waxba ka khuseyn guddiga doorashooyinka ee dhismahooda  la ansixiyay, waxa ayna sheegeen in ansixinta maanta sameeyeen...

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil oo duqeymo culus oo cirka ah ka fuliyay duleedka koonfureed ee Beirut.
Post

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil oo duqeymo culus oo cirka ah ka fuliyay duleedka koonfureed ee Beirut.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeymo xooggan oo isdaba joog ah ku qaaday deegaanka Haret Hreik, oo ah xaafad ku taal duleedka koonfureed ee Beirut, subaxnimadii Sabtida, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Lubnaan, wakaaladda Anadolu ayaa sheegtay. Ciidanka Israa’iil ayaa soo saaray awaamiirta dadka deggan dhismeyaasha ku yaal duleedka koonfureed ee...