Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa kulan is xog-waraysi ah la yeeshay Golaha Deegaanka Buuhoodle, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta bulshada, maamulka deegaanka, iyo sidii loo dardar-gelin lahaa adeegyada bulshada. Kulankan is xog-waraysiga ah waxaa diiradda Lagu saaray: 1. Qiimeynta Waxqabadka Golaha Deegaanka: Madaxweynaha wuxuu xog...
Day: November 19, 2024
Jubaland’s Parliament Inaugurated Amid Disputes with Federal Government
KISMAYO, Somalia — Jubaland inaugurated its new 75-member parliament on Tuesday in Kismayo, marking an important political step as the region prepares to elect a new president. This move has drawn criticism from Somalia’s federal government, which calls the process unconstitutional. President Hassan Sheikh Mohamud’s administration argues that the election lacked proper legal backing and...
Guddiga doorashooyinka madaxabanaan oo shaaciyay Liiska golaha wakiilada cusub ee jubbaland
Kismaayo (Raxanreeb online)- uddiga Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka kooban 75 Xildhibaan oo ay soo gudbiyeen Odayaasha Dhaqanka Guud ee Jubbaland. Sidoo kale, inta ugu badan Xildhibaannadan goordhaw la shaaciyay ayaa kamid ah xildhibaannadii hore ee Jubbaland, kuwaa oo siyaasad ahaan si weyn u taageersan Axmed Madoobe.
Axmed Madoobe oo kulan fogaan arag ah laqaatay wakiilada beesha caalamka.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan fogaan arag ah la yeeshay Wakiiladda Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Sidoo kale, kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha Doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxtooyada Jubbaland, Xaalada guud ee Siyaasada dalka iyo kulamadii u danbeeyay ee shirka madasha wadatashiga Qaranka. Dhanka kale, kulanka waxaa ka qeybgalay...
Somaliland Election Results: Irro Wins Presidency
The Somaliland Electoral Commission on Tuesday declared Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro” as the victor in the presidential election, garnering 63.92% of the total votes. His main rival, incumbent President Muse Bihi, received 34.81% of the vote. This election marks a significant political shift in Somaliland, with Irro from the WADANI party leading the charge. The...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay dad dabaal deg ku sameynayay Garowe.
Garoowe (Raxanreeb online) – Hal qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 3 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay dad rayid ah oo ku dabaal dagayay magaalada Garowe. Qofka geeriyooday iyo kuwa dhaawacmay oo dhammaantood ahaa dumar kasoo jeeda beesha Jareerweyne da’dooduna u dhaxaysay 15 illaa 16 jir, ayaa...
Qorshe la doonaayay in Axmed Madoobe lagu soo qabto oo la fashiliyay
Afmadow (Raxanreeb online) – Sargaal sare oo katirsan ciidanka daraawiishta maamulka Jubbaland, ayaa ka shifay qorshe dowladda federaalka Soomaaliya ku dooneysay in lagu khalkhal galiyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, loogana horkeeno ciidamo katirsan maamulkiisa, si doorashada uu rabo loo fashiliyo. Sidoo kale, gaashanle Dhexe Mahad Maxamed Islaam, oo ah taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee degmada...
Guddiga diyaarinta xeerarka doorashooyinka iyo Ururada oo kulan laqaatay qaar kamid ah Bulshada Rayidka ah.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah Magaaladda Muqdisho kula qaatay Ururada Bulshada rayidka,waxaana kulanka shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed oo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo la filayo in uu booqdo jiidaha hore ee dagaalka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay booqdaan qaar ka mid ah furimaha dagaalka ee ka socda deegaano hoostaga maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug. Ujeedada socdaalkiisa ayaa lagu soo waramayaa inay tahay sidii uu ula kulmi lahaa saraakiisha ugu...
Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Musharax mucaaradka ah ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha xiga ee maamulka gooni-goosadka ah, guddiga doorashada ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah doorashadda. Guddoomiye Cirro oo ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa 64% ku guulaystay codadkii la dhiibtay, halka Muuse Biixi uu...