Day: November 23, 2024

Home » Archives for November 23, 2024
Ahmed Madobe Seeks Fourth Term in Jubaland Elections
Post

Ahmed Madobe Seeks Fourth Term in Jubaland Elections

Ahmed Madobe has announced his bid for a fourth term as President of Jubaland, with elections set for November 25. This comes after the regional parliament controversially removed term limits earlier this year. The federal government has criticized the process, calling it illegitimate and a blow to Somalia’s push for one-person-one-vote elections. Tensions are rising...

Muuse Biixi oo qasriga madaxtooyada Somaliland kusoo dhaweeyay madaxnaha dooran ee Somaliland
Post

Muuse Biixi oo qasriga madaxtooyada Somaliland kusoo dhaweeyay madaxnaha dooran ee Somaliland

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada kulan salaan iyo xogwarran ah kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay  Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Sidoo kale, Muuse Biixi ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee la doortay , waxa uuna sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo...

Musharaxiinta utartameysa qabashada xilka madaxweynaha Jubbaland oo qaatay shahaadada musharaxnimo.
Post

Musharaxiinta utartameysa qabashada xilka madaxweynaha Jubbaland oo qaatay shahaadada musharaxnimo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha maamulka Jubbaland, ayaa goordhaw diiwaangeliyay musharaxii ugu horreeyay oo u tartamaya xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo doorashadiisa dhaceyso maalinta Isniinta ee taariikhdu tahay 25-ka November. Sidoo kale, musharax madaxweyne Dr Cabdi Xassan Xajiin, ayaa saakay buuxiyay shuruudihii looga baahnaa xubnaha isku soo taagaya xilka Madaxweynaha,...

Booliska Jubaland oo war kasoo saaray is rasaaseeyntii ka dhacday Kismaayo.
Post

Booliska Jubaland oo war kasoo saaray is rasaaseeyntii ka dhacday Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Afhayeenka Ciidanka Booliska ee Dowlad Goboleedka Jubaland Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa ka warbixiyay israsaaseeyntii saakay ka dhacday magaaladaasi una udhaxeeysay Ciidamada Booliska Jubaland iyo ilaalada qaar kamid ah siyaasiyiinta kasoo horjeeda nidaamka Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Madoobe, Afhayeenka waxa...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka Dalka.
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka Dalka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka dalka oo maanta ay marsiiyeen Akhrintiisi 3aad waxaana warbixintii ugu dambeeyay ee xeerkan uu maray mudanayaasha ka hor akhriyay Mahdi Guuleed oo ah Gudoomiyaha Guddiga Ku meel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka. Fadhigii maanta ayaa ku...

Garabka mucaaradak Jubbaland oo madaxweyne udoortay Senator Ilyaas Bedel Gaboose iyo kacsanaan ah oo ka taagan Kismaayo
Post

Garabka mucaaradak Jubbaland oo madaxweyne udoortay Senator Ilyaas Bedel Gaboose iyo kacsanaan ah oo ka taagan Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb online) – Xubnaha mucaaradka qaarkood ee taageerada kahaysta DFS kuna sugan magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in ay madaxweyne u doorteen Senator Ilyaas Bedel Gaboose oo katirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya. Xubnahan ayaa xalay gudahooda isku khilaafay doorasho ay qabtaan oo madaxweyne-nimada, xubnaha ugu foolaadsan ayaa diiday in ay cid gaar ah u Tanaasulaan,...

Deadly Clash Erupts in Kismayo Amid Jubaland Election Tensions
Post

Deadly Clash Erupts in Kismayo Amid Jubaland Election Tensions

KISMAYO, Somalia — A deadly clash erupted at the Agan Hotel in Kismayo earlier today, leaving one person dead and two others injured. The confrontation occurred when security guards for opposition candidates attempted to enter the hotel, prompting a shootout with the venue’s security forces. Authorities have since bolstered security throughout the city to prevent...

Airstrike Kills 12 Al-Shabaab Fighters in Somalia’s lower Shabelle region
Post

Airstrike Kills 12 Al-Shabaab Fighters in Somalia’s lower Shabelle region

MOGADISHU, Somalia — An allied forces airstrike supporting the Somali military has killed twelve Al-Shabaab fighters in the Haawaay area near Sablale town, Lower Shabelle region. The strike, conducted at approximately 10:48 p.m. local time on November 22, reportedly targeted a group of militants, including three senior commanders, in a significant blow to the group’s...

Faah faahino ka soo baxaya eedeysanaha dilkii ka dhacay Nairobi.
Post

Faah faahino ka soo baxaya eedeysanaha dilkii ka dhacay Nairobi.

Nairobi (Raxanreeb online) – Faah faahin cusub ayaa kasoo baxaysa in eedeysanaha dilka Islii Hashim Dagane Muxumed uu ahaa gacan ku dhiigle la soo kireystay oo loo xilsaaray inuu dilo saddex haween ah. Sida laga soo xigtay baaritaannada, tuhmanaha ayaa ku andacoonaya in, iyo dad kale oo badan, uu ku lug lahaa dilka Warris Daa’uud,...

DEG EG: Dagaal ka qarxay Kismaayo.
Post

DEG EG: Dagaal ka qarxay Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland iyo ilaalada mid kamid ah musharixiinta ku sugan magaaladaasi. Dagaalka oo daqiiqado socday ayaa hadda istaagay, wuxuuna si gaar ah uga dhacay aagga hotel AGAN ee...