Hargeysa (Raxanreeb online) – Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland. Fiqi ayaa ku eedeeyey safiirada qaarkood iney Somaliland ku tilmaameen dowlad madax banaan taasoo uu sheegay iney xad gudub ku tahay qaranimada iyo midnimada Somalia Fiqi ayaa...
Month: November 2024
Nabadoon siweyn looga yaqaanay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag oo ladilay.
Ceerigaabo (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay mid kamid ah nabadoonnada guurtida ee magaaalada. Sidoo kale, marxuum Saalax Maxamuud Cali Gurey oo kamid ahaa nabadoonnada sida weyn loogu yaqaan hawlaha nabadaynta iyo dib u heshiisinta bulshada ayaa lagu toogtay bartamaha Ceerigaabo siday...
Guddiga habraaca soo xulista Xildhibannada Jubbaland oo durba bilowday
Kismaayo (Raxanreeb online) – Guddiga Doorashada iyo xuduudaha Jubbaland ayaa bilaabay hirgelinta habraaca soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland. Sidoo kale, guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubaland, kuwaas oo door ku leh soo xulista Xildhibaannada ku matali doona Baarlamaanka Dowladda Jubaland. Dhanka kale, guddoomiyaha...
Iran oo si adag ubeenisay warar lagu faafiya Warbaahinta saacadihii lasoo dhaafay.
Tehran (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Arachi ayaa Sabtidii si adag u beeniyay kulan la sheegay in uu dhex maray ergayga Qaramada Midoobay ee Iran iyo Elon Musk, bilyaneerka Mareykanka kaas oo ah la taliyaha ugu dhow ee madaxweynaha la doortay ee Donald Trump. Sidoo kale, Warbaahinta Mareykanka, oo ay ku...
Galgaduud Clan Conflict Leaves 11 Confirmed Dead
In the latest surge of clan conflict in central Somalia, a fierce clash broke out today between two rival militias on the outskirts of Dhuusamareeb, the capital of Galmudug. The fighting erupted in Labi-caano, an area situated to the east of Dhuusamareeb, and has led to significant human loss and injuries. Local sources have confirmed...
Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Dhuusamareeb
Galmudug (Raxanreeb online) – Faaah_ faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxayso dagaal kasucdo Deegaanka galo Dhimashadu waa 10 ruux iyo dhaawaca tiro intaas ka badan ayaa laso warinayaa sida xogta ku helayso warbaahinta . Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Qiyaastii 40Km...
Farmaajo oo ku gacan seyray sharciga guddiga doorashada baarlamaanka kuna tilmaamay mid sharci darro ah.
Doxa (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Jubbaland iyo wakiilo ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa diiday sharciga cusub ee la ansixiyay ee lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, iyagoo ku eedeeyay ku xad-gudbi dastuuri ah, lagana reebay habraaca go’aan qaadashada. War-murtiyeed ay soo saareen madaxda Jubbaland Sabtidii ayaa ku tilmaamay codeynta baarlamaanka mid...
Somalia Summons Danish Ambassador over Sovereignty Concerns
MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi has summoned Danish Ambassador Steen Sonne Andersen amid a diplomatic row concerning comments allegedly challenging Somalia’s sovereignty. The move follows remarks perceived by Mogadishu as undermining the country’s territorial integrity, specifically in relation to the region of Somaliland, which declared independence in 1991 but lacks international...
DF oo sheegtay in ay jiraan siyaasiyii laaluush kusoo qaatay in ay magac dilaan dalkooda talaabana laga qaadi doono.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin dowlado shisheeye lacago laaluush ah uga soo qaataan in ay magac dilaan dalka. Wasiir Axmed Fiqi ayaana ku hanjabay in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan mas’uuliyiinta dalalka shisheeye lacagaha kasoo qaatay, kuwaa ...
Axmed Macalin Fiqi ” Safiiradda dalalka Caalamka Somaliya usoo magacowdeen kama yeelyno inan dal ugu yeeraan Somaliland”
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda DF Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in ay jiraan Danjirayaal ajaanib ah oo joogo Muqdisho, kuwaa oo ku xad gudbay madaxbannaanida iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale, Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in safiirro shisheeye oo dalka jooga in ay tageen magaalada Hargeysa oo ka dhaceysay doorashadii Madaxweynaha...









