Month: November 2024

Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo doortay guddoomiye cusub.
Post

Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo doortay guddoomiye cusub.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Guddiga madaxa banan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa doorasho gacan taag ah ku doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku xigeenadiisa. Sidoo kale, xubnaha Guddiga ayaa Guddoomiye u doortay Mursal Siyaad Maxamed sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Guddiga ayaa loo doortay Warfaa Maxamed Jaamac halka xog-hayaha Guddiga loo doortay Ahmed Xaaji Cabdi....

Xizbullah oo 230 gantaal ku garaacday Isra’iil iyo wararkii ugu dambeeyay
Post

Xizbullah oo 230 gantaal ku garaacday Isra’iil iyo wararkii ugu dambeeyay

Tehran (Raxanreeb online) – Ururka Xisbullah ayaa maanta 230 gantaal ku weerarray gudaha Israa’iil, iyadoo la arkay burbur gaaray dhismayaal ku yaalla Haifa iyo gobolka waqooyi ee dhulka Israa’iil heysato. Sidoo kale, Israel kama hadlin khasaaraha ka dhashay weeraradan ay soo qaaday Xisbulah oo saameyn adag ku yeeshay magaalooyinka Yuhuudu ku nool yihiin. Dhinaca kale,...

Ruushka oo qalabka dagaalka siinaya Xizbullah & Isra’iil oo walaac xooggan ka qabta.
Post

Ruushka oo qalabka dagaalka siinaya Xizbullah & Isra’iil oo walaac xooggan ka qabta.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Maamulka Israa’iil ayaa si weyn uga walaacsan in dowladda Ruushka ay hubeyso ururka awoodad badan ee Xisbullaah, kaa oo dagaal adag oo jilbaha la isku dhigtay kula jira milatariga Israa’iil ee duullaanka cirka iyo dhulka ah kusoo qaaday koonfurta dalka Lubnaan. Sidoo kale, Ciidamada Israa’iil ayaana ku fashilmay in ay...

Somaliland oo isu diyaarinaysa doorashada Arbacada ee lagu dooranayo hoggaanka cusub.
Post

Somaliland oo isu diyaarinaysa doorashada Arbacada ee lagu dooranayo hoggaanka cusub.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Berri oo Arbaca ah taariikhduna tahay 13-ka November, 2024-ka, waxa la filayaa in gobollada Somaliland ay ka qabsoonto doorasho dadweyne oo lagu go’aaminayo hoggaanka shanta sanno ee soo socda. Loolanka ugu weyn ayaa u dhaxeeya xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, kuwaas oo balan qaaday in...

Xiisad ka taagan Dhuusamareeb iyo dhaq dhaqaaqii ganacsi ee magaaladas oo intiisa badan hakad ku jira.
Post

Xiisad ka taagan Dhuusamareeb iyo dhaq dhaqaaqii ganacsi ee magaaladas oo intiisa badan hakad ku jira.

Dhuusamareeb (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada iyadoo labo ciidan oo kala taabacsan dowladda ay qarka u saaran yihiin iska horimaadyo sida ay sheegayaan dad deegaanka ah. Khilaafkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo dhul ku yaalla magaalada...

Ammaanka Magaalada Kismaayo Oo Aad Loo Adkeeyay Iyadoo Ay Ka Taagan Yihiin Xiisadaha Jubbaland Iyo DFS.
Post

Ammaanka Magaalada Kismaayo Oo Aad Loo Adkeeyay Iyadoo Ay Ka Taagan Yihiin Xiisadaha Jubbaland Iyo DFS.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo dhanka ammaanka ah. Wararka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan kuwa maamulka Jubaland la soo dhoobay guud ahaan magaalada, kuwaas oo bilaabay howlgalo adag oo lagu xaqiijinayo ammaanka. Joogitaanka ciidamada...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerarka Doorashooyinka Dalka.
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerarka Doorashooyinka Dalka.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wadajir ah oo ay Shir Gudoomisay Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Marwa Sacdiya Yaasin Xaaji Samatar, waxaana maanta ajendaha uu ahaa ansixinta xeerarka Doorashooyinka, ururrada iyo xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka, soohdimaha iyo sidoo...

Donal Trump oo magacaabay sargaal ka shaqeyn doona howlgalka dadka mujaahiriinta ee Mareykanka.
Post

Donal Trump oo magacaabay sargaal ka shaqeyn doona howlgalka dadka mujaahiriinta ee Mareykanka.

New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha la doortay ee dowladda Mareykanka Donald Trump, ayaa u magacaabay sargaal hore oo katirsanaa ciidanka booliiska in uu noqdo kormeeraha xuduudaha, si uu uga hortago qulqulka muhaajiriinta Mareykanka sharcidarrada kusoo gasha. Sidoo kale, Tom Homan, oo 62 jir ah, ayaa ah sargaal khibard badan leh oo kasoo shaqeeyay hay’adda...

Somaliland oo dowladda dhexe uga digtay in ay soo faragaliso doorashada ka dhaceysa Somaliland.
Post

Somaliland oo dowladda dhexe uga digtay in ay soo faragaliso doorashada ka dhaceysa Somaliland.

Hargeysa (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda maamulka Somaliland, ayaa looga digay dowladda Soomaaliya in ay sheegato qabsoomida doorashada dadweynaha ee ka dhaceysa 13-ka bishan deegaannada maamulka Somaliland. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa  sheegtay in ay ka xun tahay in xukuumadda Soomaaliya ay ku magac doonato doorashooyinka xorta ah ee...

Taliyaha ciidanka Sacuudiga oo booqasho rasmi ah kutagay caasimadda dalka Iran.
Post

Taliyaha ciidanka Sacuudiga oo booqasho rasmi ah kutagay caasimadda dalka Iran.

Tehran (Raxanreeb online) – Taliyaha Guud ee ciidanka Sacuudiga, Marshal Fayyad bin Hamed ayaa maanta booqday magaalada Tehran ee xarunta dalka Iran. Sidoo kale, waxaa uu halkaas kula kulmay dhigiisa taliyaha guud ee ciidanka Iran, Major General Mohammad Bagheri, iyadoo la sheegay inay ka wada-hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinaca amniga ee labada dal,...