Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa si cad u taageeray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Axadii, isagoo ugu baaqay codbixiyayaasha inay taageeraan kooxaha isbedel doonka ah ee doorashada soo socota ee November 13-keeda. Saylici oo in ka badan 14 sano soo ahaa madaxweyne ku xigeen ayaa shir jaraa’id oo...
Month: November 2024
Ukraine oo weerar diyaaradaha aan duuliyaha laheyn loo adeegsaday ku qaaday dalka Ruushka.
Moscow (Raxanreeb online) – Ciidamada cirka ee dowladda Ukraine ayaa weeraro culus oo loo adeegsaday diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ku qaaday qeybo kamid ah gobolada dalka Ruushka, waxa ayna weeraradaasi qalqal badan ku abuureen shacabka Ruushka. Sidoo kale, war kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka, ayaa lagu sheegay in ay kahor tageen 84-diyaaradood oo nuuca...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Sacuudiga kaga qeyb galaya shirka dalalka Carabka iyo Islaamka.
Riyadh (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Riyaad ayaa ka qeyb galaya shir deg deg ah oo madaxda dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka ay isugu yeereen Sacuudiga. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa sidii wax looga qaban lahaa rabshadaha sii kordhaya ee Gaza iyo Lubnaan. Shirkan oo ay soo qaban...
Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo oo magacaabay guddiga wadahaddalada Puntland iyo SSC-Khaatumo.
Laascaanood (Raxanreeb online) – Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumoo ayaa magacaabay guddiga wada hadalada iskaashiga Maamulka SSC-Khaatumo iyo maamulka Puntland. Xeer Hoggaamiye 26/2024Laascaanood: 10.November.2024 Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Isagoo tixraacaya: Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo qodobadiisa 1aad, 6aad, 14aad, 18aad Isagoo tixgelinaya:-Wadatashiyada Golayaasha Maamulka, Isimida Dhaqanka iyo Haldoorka Bulshada SSC-Khaatumo Hoggaamiyuhu waxa uu magacaabay Guddiga Wadahadallada Iskaashiga Maamulka SSC Khaatumo...
Jubaland Cuts Ties with Somali Federal Government Amid Escalating Election Dispute
Tensions between Somalia’s federal government and the Jubaland administration escalated on Sunday as Jubaland unilaterally established an election commission, prompting strong condemnation from Mogadishu and leading to the severance of ties with the federal government. The move comes after Jubaland leader Ahmed Madobe withdrew from National Consultative Council talks last month, citing President Hassan Sheikh...
Somalia’s Cabinet appoints Gen. Odowaa as new Army Chief
Somalia’s Cabinet of Ministers has appointed General Odowaa Yusuf Raage as the Chief of the Somali National Army, according to an official statement. The appointment was approved during an extraordinary evening session, marking a strategic effort by the government to bolster national defense capabilities and confront ongoing security challenges. This move is part of a...
Kalfadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo oo Isniinta ah loo balansan yahay in looga hadlo arrimaha doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maalinta berri oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya uu ka furmo kalfadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka 11-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay isugu imaanayaan labada Aqal ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose. Kalfadhiga wadajirka ah ayaa la filayaa in looga hadlo arrimo muhiim ah...
Somalia Declares Jubbaland Election Body Illegal
The Federal Government of Somalia has declared the election committee formed by Jubbaland’s President Ahmed Madobe as illegal, further straining the political tensions over electoral procedures in the semi-autonomous region. The Ministry of Internal Affairs released a statement emphasizing that the government would not recognize any electoral process conducted by this committee. This move aligns...
Mareykanka iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay caqabadaha amni ee Haiti Soomaaliya iyo Yemen.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka wada hadlay walaaca ay wadaagaan dalalka Haiti iyo Soomaaliya iyo sidoo kale maxaabiista ay Xuutiyiinta Yemen ku hayaan. Intii lagu guda jiray wicitaan telefoon Jimcihii, Blinken wuxuu iftiimiyay guulaha laga gaaray howlgalka Taageerada Amniga...
Jubaland oo shaacisay inay xiriirka u jartay dowladda federaalka
Kismaayo (Raxanreeb online) – Jubbaland ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaan xiriirkii u jirtay dowladda dhexe ee Soomaaliya, kadib warsaxaafadeed ay soo saartay. Maamulkan oo uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay jabisay dastuurka dalka, kana hortimid rabitaanka shacabka Jubbaland. “Dowladda Jubbaland waxay caddeyneysaa inay hakisay xiriirikii wada-shaqeyneyd ee ay la laheyd...








