Month: November 2024

Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah si loo dar-dar geliyo Badbaadinta Carruurta Galmudug.
Post

Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah si loo dar-dar geliyo Badbaadinta Carruurta Galmudug.

Dhuusamareeb (Raxanreeb online) – Magaalada Dhuusa-mareeb waxaa goor dhow gaaray Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Bashiir Maxamed Jaamac, waxaana uu kulan muhiim ah la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka ah, hay’adaha daneeya arrimaha baahiyaha gaarka ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug. Wadahadallada ayaa la sheegay in diiradda lagu saaray xoojinta...

Faah-faahino dagaal culus oo ka dhacay Galgaduud.
Post

Faah-faahino dagaal culus oo ka dhacay Galgaduud.

Galgaduud (Raxanreeb online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Masagawaa ee bariga gobolka Galgaduud kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamada dowlada iyo kuwa macaawisleyda waxaana kadib iska caabin ay kala kulmeen xubnaha Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga deegaanka Masagawaa. Wararka qaar...

SJS oo magaalada Laascaanood ka furtay wareeg kale oo ka mid ah tababarrada wariyaasha haweenka ee Soomaaliyeed.
Post

SJS oo magaalada Laascaanood ka furtay wareeg kale oo ka mid ah tababarrada wariyaasha haweenka ee Soomaaliyeed.

LAASCAANOOD (Raxanreeb online) – Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Laascaanood ka furtay wareeg kale oo ka mid ah tababarrada wariyaasha haweenka ee Soomaaliyeed. Tababarkan oo socon doona labo maalin ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa dhismaha iyo kobcinta xirfadda suxufiyiinta gabdhaha. Waxaana tababarkan ka faa’ideysanaya haween ka kala yimid SSC-Khaatumo iyo Puntland. Madaxda SJS...

Xisbiga Himilo Qaran ayaa bogaadiyay go’aanka maamulka Jubbaland ee doorashada maamulkaas.
Post

Xisbiga Himilo Qaran ayaa bogaadiyay go’aanka maamulka Jubbaland ee doorashada maamulkaas.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihiu hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa taageeray guddiga doorashooyinka uu xalay magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Sidoo kalel, Xisbiga Sheekh Shariif ayaana boggaadiyay tallaabada dastuuriga ah uu qaaday Axmed Madoobe, waxa ayna taageereen Xisbiga Himilo Qaran in maamulka Jubbaland doorashadooda dastuuriga ah...

Dowladda Qatar oo ka baxday dhex-dhexaadinta dagaalka Isra’iil & Ururka Xamaas.
Post

Dowladda Qatar oo ka baxday dhex-dhexaadinta dagaalka Isra’iil & Ururka Xamaas.

Doxa (Raxanreeb online) – Dawladda Qatar ayaa ka baxday dhexdhexaadinta wada-xaajoodyada lagu raadinayay heshiis xabbad-joojinta Qaza, iyadoo arrintaas ku wargelisay Xamaas iyo Israa’iil, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Sidoo kale, Qatar waxay laf-dhabar u ahayd dadaallada lagu raadinayay heshiis xabbad joojin ah oo laga gaaro dagaalka Qasa, balse waxaa fashilmay heshiis kasta,...

Dowladda federaalka oo diiday qorshaha Axmed Madoobe uu ku qabsanaayo doorashada maamulkaas
Post

Dowladda federaalka oo diiday qorshaha Axmed Madoobe uu ku qabsanaayo doorashada maamulkaas

Muqdisho (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed kasoo bsxay Wasaaradda Arrinaha Gudaha  iyo Federaalka Soomaaliya ,ayaa looga soo horjeestay qorshaha Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ku doonayo in uu ku qabsado doorasho mar kale uu kusoo baxayo. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in  Axmed Madoobe ka dhammaatay muddadii xil heynta kuna ekeyd bishii August ee...

Axmed Madoobe oo magacaabay guddi, toosna u aaday doorashadiisa.
Post

Axmed Madoobe oo magacaabay guddi, toosna u aaday doorashadiisa.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magacaabay 7 xubnood oo noqonaya guddiga doorashada maamulkaas. Guddigan ayaa loo xil saaray inay la socdaan doorashada Madaxweynaha Jubbaland, inkastoo aan weli la xaqiijin xilliga ay dhaceyso doorashada. Talaabadan ay qaaday Jubbaland ayaa bilow u ah hanaanka doorasho ee maamulkaasi, waxayna ka dhigan tahay tallaabo ka...

Qarax ka dhacay wadada tareenka ee Pakistan oo dilay ugu yaraan 25.
Post

Qarax ka dhacay wadada tareenka ee Pakistan oo dilay ugu yaraan 25.

Pakistan (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ugu yaraan 25 qof ay ku dhinteen kadib markii bam uu ku qarxay goob tareenada laga raaco oo ku taal gobolka Balochistan ee dalka Pakistan. Tobaneeyo qof oo kale ayaa ku dhaawacmay qaraxa, kaasoo dhacay xilli tareen subaxnimadii hore ee caanka ah uu ka ambabaxay saldhigga Quetta...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada.
Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga baarlamaanka oo ka kooban 15 xubnood oo u xilsaaran dejinta iyo lafa-gurka xeerarka doorashada iyo habraaca ururada siyaasadda ayaa guddoomiye u doortay Mahdi Maxamed Guuleed.Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada. Mahdi maxamed guuleed oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Talaabadan sii xumaynaysa xiriirka ka dhaxeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada, ayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxa uu xalay casho sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo. Casho sharaftan ayaa ahayd mid lagu maamuusayay shirkii horudhaca ahaa ee wakiilada Jubbaland u matalaya Baarlamaanka Federaalka oo safar ku tagay...