MOGADISHU, Somalia – Hassan Idow Muhumed Kobac, an influential figure in Somalia, is working hard to shape the country’s future and improve the lives of its people with his drive, compassion, and clear vision. Kobac, known for his work with the Hassan Kobac Foundation, is more than just a businessman. He’s a philanthropist and a...
Day: December 1, 2024
Maamulka Jubbaland oo beenisay in ciidan ka tirsan Jubbaland ugoosteen DF
Kismaayo (Raxanreeeb online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu beeniyay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ku aadan in ciidamo horleh oo ka tirsan maamulkaasi ay maanta isku dhiibeen ciidamada DF ee ku sugan aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale, maamulka Jubbaland ayaa sheegay ciidanka lasoo bandhigay oo watay doomo eysan kamid...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “Xiriirka Soomaaliya Iyo Turkiga Waxa Uu Gaaray Meel Sare”.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu si weyn u sii xoogeystay, kaddib markii uu sare u kacay iskaashiga ka dhaxeeya labada dal. Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya iyo Turkiga ay diiradda saareen dhinacyada muhiimka ah sida waxbarashada, iskaashiga ciidamada, ganacsiga, tignoolajiyada,...
Duqa Magaalada Kismaayo Oo Madaxweynaha Somaliya Ku Eedeeyay Khiyaamo Qaran.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Xiriirka aan wanaagsanayn ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa sii xumaanaya iyadoo duqa magaalada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay khiyaano qaran. Sheegashada Duqa Magaalada ayaa waxaa barbar socday sawiro muujinaya Madaxweynaha Jubbaland oo laga saaray dhismayaal dadweyne. Eedeyntan ayaa noqoneysa tii...
Hoggaamiyayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmaya si ay wax uga qabtaan xiisadaha gobolka
Tanzania (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa shaaca ka qaaday inuu qorsheynayo kulan dhexmari doona madaxda Soomaaliya, Itoobiya, Kenya, iyo Uganda, si ay uga qeyb qaataan qaboojinta xiisadaha ka taagan Geeska Afrika. Isagoo ka hadlayay November 30, 2024, shir madaxeedka 24-aad ee bulshada Bariga Afrika (EAC) ee ka dhacay Caruusha, oo uu la...
Ciidamada Suuriya oo isaga baxay magaalada Xalab.
Suuriya (Raxanreeb online) – Ciidamada dowladda Suuriya ayaa isaga baxay magaalada Xalab kadib weerar ay ku qaadeen fallaagada kasoo horjeeda maamulka Bashaar Al-Asad. Ciidanku waxa ay qireen in fallaagada ay galeen “qaybo badan” oo magaalada ah, oo ah tan labaad ee ugu weyn dalka, balse waxa ay wacad ku mareen in ay qaadi doonaan weerar...
Saraakiisha la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada oo burburiyay xero lagu tuhmayo Al-Shabaab.
Kenya (Raxanreeb online) – Ciidamada la dagaalanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa burburiyay xeryo ay ku tuhmayeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ku yaalla meel ku dhow xadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya. Hawlgalka, oo ay hogaaminayeen kooxda amniga ee Hay’adaha badan, ayaa dhacay Sabtidii, Noofambar 30, 2024. War qoraal ah oo ay...
Jubaland at a Crossroads amid Rising Tensions and Struggles for Power
RASKAMBONI, Somalia – In a dramatic turn of events, several soldiers from Jubaland’s forces have defected to join the Somali National Army (SNA), arriving in the border town of Raskamboni on four boats. This move deals a blow to Jubaland President Ahmed Madobe’s leadership, raising concerns about loyalty within his ranks. The federal government has...
DEG DEG: Ciidamo horleh oo kasoo goostay Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Raaskambooni
Raaskambooni (Raxanreeb online) – Ilaa iyo afar doomood oo ay wateen ciidan kasoo goostay maamulka Jubbalanda, ayaa hadda isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale, ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya ciidamo horey uga soo goostay Jubbaland kuwaas oo goor sii horeysay laga soo dejiyay garoonka...
Somalia and Ethiopia Leaders to Meet to Address Regional Tensions
Arusha, Tanzania – Kenyan President William Ruto has announced plans for a meeting between the leaders of Somalia, Ethiopia, Kenya, and Uganda to help ease tensions in the Horn of Africa. Speaking on November 30, 2024, at the 24th East African Community (EAC) Summit in Arusha, where he took over as chair of the regional...