Sida uu qoray Wargeyska The Times, dawladda Ireland ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo ka tirsan Diblumaasiyiinta dawladda Soomaaliya kaas oo la qabtay isaga oo dumar u tahriibinaya waddanka Ireland. Masuulkan oo aan magaciisa aan la shaacin ayaa la sheegay in uu fadhigiisu ahaa waddanka Sucuudi Carabiya, isaga oo ka shaqayn jirey shabakad tahriibin...
Day: March 4, 2025
Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda koonfurta dalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxamed Cabdiwahaab wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Puntland, ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda federaalka kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan laheyn hoggaanka dowladeed oo si mabda’ leh ula dagaalamo kooxda Al-shabaab, taasina ay keentay in magaalooyin badan oo...
Ciidamada xoogga oo dib ula wareegay degmooyinka ku yaalla Shabeellaha Dhexe
Ceel-baraf ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa dib u qabsaday degmooyinka Ceel-baraf, Miirtuug, iyo Cali Axmed ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhaxe. Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa laba jiho ka galay degmada Ceelbaraf, iyadoo dhanka Hiiraan ay kasoo galeen ciidanka deegaanka, waxaana howlgalkaasi la sheegay in dagaal la’aan ay si...
Trump oo hakiyay hubka uu Mareykanka siiyo Ukraine
New York ( Raxanreeb Online) Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in madaxweyne Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee ay Dowladda Mareykanka siineysay Ukraine. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu caddeeyay in uu diiradda saarayo nabadda. Wuxuu intaasi raaciyay in ay doonayaan in saaxibadda Mareykanka ay arrintaasi xoogga...
RW Xamsa oo khudbad ka jeedinaya shir looga hadlayo xaalada Gaza
Qaahira ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la filaya inuu khudbad ka jeediyo shirka u dhaxeeya wadamada carabta kaasi oo ka dhacaya magaalada Qaahira ee caasimada Masar. Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraya xaalada dib u dhiska ee Falastiin iyo dhibtooyinka ay wajahaan. Farhan Jimcaale oo ah Afhayeenka Xukuumada...