Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo kooxda Daacish ay sameysteen, kuwaas oo ay doonayeen in ay waxyeello ugu geysteen shacabka Puntland. Sidoo kale, gantaalada ayaa argagixisadu ku diyaarinaysay xarunta ku taalla agagaarka deegaanka Dhasaan oo argagixisadu ku lahayd saldhig weyn, halkaas oo maalin kahor la wareegeen...
Month: February 2025
Q/ Midoobay oo sheegtay in ku dhawaad 4.4 milyan oo qof gaajo wajihi karaan bisha June
New York (Raxanreeb online) – Ku dhawaad 4.4 milyan oo qof ayaa halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun, gaar ahaan abaarta awgeed, sida lagu sheegay warbixin ay taageerto Qaramada Midoobay (QM) Arbacadii. Sidoo kale, tiradaas, oo ka dhigan koror hal milyan oo qof ah marka loo eego xaaladda hadda jirta, waxay ka timid Qiimeynta...
Ra’iisul Wasaare Abiya Axmed iyo Wafdigiisa oo soo gaba-gabeeyay safarkoodi Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay kulan gaar ah Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo safar shaqo ku yimid dalka. Sidoo kale, kulanka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, iyagoo kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray bayaan wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya bayaan wadajir jir ah, kaddib booqashadii maanta uu Muqdisho ku ymid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Bayaanka ayaa lagu sheegay in booqashada Abiy Axmed ay daba socota wadahadallo xiriir ah oo labada dhinac dhexmaray bilihii la soo dhaafay kaasi oo lagu hagaajinta xiriirka laba geesoodka ah ee...
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo Muqdisho kasoo degay iyo wararkii ugu dambeeyay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka ugu tegay Abiy iyo wafdigiisa, halkaas oo uu sidoo kale salaan sharaf uga qaatay...
Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad
Balcad ( Raxanreeb Online ) Wararaka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kooxda Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal katirsan Shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin Buunadada magaalada, waxaana la...
Waddooyinka muhiimka ee Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo ku soo wajahan dalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaa la soo dhoobay ciidamo kala duwan oo katirsan dowladda, oo gaadiidka iyo dadweynaha u diidaya isticmaalka wadada. Sababta keentay in la xiro waddooyinka, ayaa waxa ay tahay in maanta Muqdisho, uu ku soo wajahan yahay Ra’iisul...
Ciidamada xoogga oo dagaal culus ku qaaday goob ay isku aruursanayeen Shabaab
Ceel-baraf ( Raxanreeb Online) Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo isku aruursanayey duleedka degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe. Weerarka ayaa yimid kadib markii saraakiisha ciidanka ay xogtaan ka helaan dadka deegaanka oo wadashaqayn dhow la leh Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka....
Maxey kawada hadleyn safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya iyo wasiirka Haweenka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Amb Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi, waxaana ay wasiirka iyo Safiirka kawada hadleen hawlaha hor yaala Wasaaradda, gaar ahaanna dhinacyada Xuquuqul Insaanka iyo hormarinta Qoyska. Danjire...
Ethiopian PM Abiy Ahmed to Visit Mogadishu for Key Talks
Mogadishu (Raxanreeb Online) – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and his delegation are expected to arrive in Mogadishu, Somalia, on Thursday. Preparations are underway for their reception as the Somali government tightens security measures across the capital. According to reliable sources, Abiy’s visit aims to finalize the agreement previously reached between Somalia and Ethiopia under...