Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday Dalka Masar. Kulanka gaar ah oo Taliyaha iyo Masuuliyiintu yeesheen ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka amniga, horumarinta xirfadaha saraakiisha Boliiska iyo iskaashiga labada dal. Sidoo kale kulanka ayaa labada dhinac waxa ay...
Day: March 3, 2025
Somalia Detains Military Personnel for Desertion Amid Al-Shabaab Offensive
Somalia’s government has taken decisive action against a military commander and an undisclosed number of soldiers who abandoned their positions in the Middle Shabelle region as Al-Shabaab militants intensified their counter-offensive. The arrests, confirmed by Hassan Ali Nur, also known as Shute, the chief of Somalia’s military court, underscore the government’s commitment to maintaining discipline...
Somali Army Commander Meets Military Officials to Strengthen Security in Middle Shabelle
Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a critical effort to enhance national security, the Commander of the Somali National Army (SNA), General Odowaa Yusuf Raage, held a special meeting with senior military officers to discuss ongoing operations against Al-Shabaab and strategies to reinforce stability in key regions. The meeting primarily focused on military activities in Middle...
Taliyaha ciidanka xoogga iyo saraakiisha ciidanka oo kawada hadlay howlgallada socda
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowaa Yuusuf Raage, ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xoojinta howlgallada ka socda dalka, waxa uu la qaatay qaar kamid ah saraakiisha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka. Kulankan ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saaray howlgallada ka socda deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, iyo sidii...
Golaha ammaanka oo cusbooneysiinaya cunaqabateynta saaran Al-shabaab
New York ( Raxanreeb Online ) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta waxa ay u codeeyn doonaan qaraar qabyo ah oo lagu kordhinayo cunaqabateynta saaran kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay golaha ayaa lagu sheegay in maanta xubnaha guluhu ka fiirsanayaan sidii ay u cusbooneysiin lahayeen dhaqan gelinta cunaqabateyntii horay...
Yahuuda oo is hor-istaagay gadiid gargaar u siday Gaza
Qaahira ( Raxanreeb Online) Yahuuda ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba’an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee geleysay Marinka Gaza, isla markaana ka digtay cawaaqib dheeraadka ah, haddii aanan la kordhinin muddada xabbad-joojinta. Dalalka Masar iyo Qatar oo ka mid ah dhexdhexaadiyaasha wadahadallada Israa’iil...